Alla Magan Logistic & Multi Services

Alla Magan Logistic & Multi Services Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Alla Magan Logistic & Multi Services, Business service, Jigjiga yar waqooyiga Mansoor hotel fooqa Elmi businesses center dabaqa sare, Hargeysa.

OGAYSIIS!!!!shirkada alla Magan waxay Ku haysaa dhulal iiba o Ku yaalada dhamaan dagmooyinka magalada hargaysa fadlan ha...
24/09/2017

OGAYSIIS!!!!

shirkada alla Magan waxay Ku haysaa dhulal iiba o Ku yaalada dhamaan dagmooyinka magalada hargaysa
fadlan hadaad u bahan tahay nagu soo booqo xafiiska shirkada o Ku yaala hargaisa wadada wayn e xafada jigjiga yar inta aanad gadhin istaanki h**e e basaska JJ/yar fooqa Elmi businesses center dabaqa sare ama nagala soo xidhiidh

Tell 00 252 634132247. telesom
Tell 00252 654132247. Somtel
page :
alla Magan logistics and multi services
Email: [email protected]
Alla mahadle

OGAYSIIS!!!!Shirkada alla Magan waxay kuu haysa guryo iiba qiimahoduna macquul yahay o ku yaala dagmooyinka 1-I'koodbuur...
23/09/2017

OGAYSIIS!!!!

Shirkada alla Magan waxay kuu haysa guryo iiba qiimahoduna macquul yahay o ku yaala dagmooyinka
1-I'koodbuur
2- 26 juun

FG: guryahani waa qaar dhisme casriya o tayo sare leh fadlan hadaad u bahan tahay nagu soo booqo xafiiska shirkada o Ku yaala hargaisa wadada wayn e xafada jigjiga yar inta aanad gadhin istaanki h**e e basaska JJ/yar fooqa Elmi businesses center dabaqa sare ama nagala soo xidhiidh

Tell 00 252 63 4132247 telesom
Tell 00252 65 4132247. Somtel
page :
alla Magan logistics and multi services
Email: [email protected]

Alla Magan waa adeege nololeedAduunka isku raaco aadmigaa u riyaaqay"Shirkada alla Magan waxay caan ku tahay dadaal daac...
23/09/2017

Alla Magan waa adeege nololeed
Aduunka isku raaco aadmigaa u riyaaqay"

Shirkada alla Magan waxay caan ku tahay dadaal daacadnimo iyo bixinta adeeg hufan o raali galiya bulshada dhamaanten
Gaarhaan macaamishooda

Fadlan mudane iyo marwo
like Saar page-kan
siina share-karee
Mahadsanid wll

Waxa hubaala in dalkena Somaliland maalin kasta talaabo u qaado dhanka horumarka ganacsiga o xawli Ku socda Taaso ay abu...
23/09/2017

Waxa hubaala in dalkena Somaliland maalin kasta talaabo u qaado dhanka horumarka ganacsiga o xawli Ku socda
Taaso ay abureen shirkadaha iyo muwaadininta dalkooda aaminay maalkodana gashaday hadaba shirkada Alla Magan logistics and multi services
Waxay dabooshay baahiyo adeeg o bulshadu tabaysay hadaba adeegyada shirkadu qabato si aad uga bogoto fadlan like Saar page-kan ama soo boqo xafiiska shirkada hadaad hargaysa joogto
Tell +252 63 4132247
Local 063 4132247

1 kiroyinkaA-guryaha goglanB-guryaha cadiga ahC-meheradaha ama office-daya 2- iibka dhulka A-dhulka magaalada gudeehada ...
02/08/2017

1 kiroyinka

A-guryaha goglan
B-guryaha cadiga ah
C-meheradaha ama office-daya

2- iibka dhulka

A-dhulka magaalada gudeehada Ku yaala
B- dhulka koornayasha magaalada Ku yaala

3-iibka guryaha

A-guryaha bangalooyinka
B- guryaha fooqyada ah
C- bakhaarada ama guryaha meelaha muhiimka ah Ku yaala

4-gawaadhida

A- gawaadhida yar yar
B- gadiidka dhexe
C- gadiidka w/wayn e xamuulka

1 kiroyinkaA-guryaha goglanB-guryaha cadiga ahC-meheradaha ama office-daya 2- iibka dhulka A-dhulka magaalada gudeehada ...
31/07/2017

1 kiroyinka

A-guryaha goglan
B-guryaha cadiga ah
C-meheradaha ama office-daya

2- iibka dhulka

A-dhulka magaalada gudeehada Ku yaala
B- dhulka koornayasha magaalada Ku yaala

3-iibka guryaha

A-guryaha bangalooyinka
B- guryaha fooqyada ah
C- bakhaarada ama guryaha meelaha muhiimka ah Ku yaala

4-gawaadhida

A- gawaadhida yar yar
B- gadiidka dhexe
C- gadiidka w/wayn e xamuulka

FG: shirkadu waxay macmiisheda u ka caawinaysa fududaynta kala wareejin iyo soosarista sharciga mulkiyada hantida u iibsaday macmiilku

Address

Jigjiga Yar Waqooyiga Mansoor Hotel Fooqa Elmi Businesses Center Dabaqa Sare
Hargeysa

Telephone

0634132247

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alla Magan Logistic & Multi Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share