Nagaad Geophysical Survey

Nagaad Geophysical Survey Providing high-quality and reliable comprehensive geophysical groundwater investigations.

18/07/2026

Shaqo ayaa billaabanaysa ilaahey idankii.

17/07/2026

SAHAN CEELBIYOOD EE LOO BAAHNAA.

16/07/2026

Waxaan saakay kuguulaysanay Sahan ceelbiyood biyo macaan ah oo ah midkii ugu dhawaa degmada Hobyo inta aan sahanka wadnay labadii bilood ee lasoo dhaafay wuxuuna Hobyo ujiraa. Allah baa mahadleh.

14/07/2026

Waxaan maanta kuguulaysanay Sahan Ceelbiyood aan uga sameynay Macaamil cusub duleedka degmada Hobyo kadib baaritaano qaatay maalmo ilaahey fadligii.

13/07/2026

Maanta Iyo Sahan Kale Duleedka Degmada Hobyo.

08/07/2026

Waxaan Sahan Ceelbiyood Kasameynay Magaalada Laascaanood, Waana Lagu Guulaystay Baadhitaano Badan Kadib.

06/07/2026

Waxaan Maanta Sahan Ceelbiyood Kasameynay Magaalo Muqdisho Ujirta 1,000KM Kudhawaad, Waxaana Ceel Macaan Kahelnay Goobtii Shamaad. Afartii Kalena Waxay Noqdeen Dhanaan.

08/06/2026

Waxaan dib ugu laabanay Ceel Wardheere oo kuyaalla tuulada Gawaan labo maalin kadid si ceelbiyood cusub ugu sahmino maadaama ceelkii h**e kanoqday dhanaan.

08/06/2026

Waxaan saakay sahan ceelbiyood kasameynay goob 8km ujirta degmada Hobyo dhanka galbeed ama qorraxsin sida ay dadka qaarkii uyaqaan. Waxaan helnay ilaahey fadligii ceel biyo macaan leh oo 158m kaliya laqodayo, biyihiisuna 81% yihiin.

Address

Hobyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nagaad Geophysical Survey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share