Dhamees

Dhamees Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhamees, Business Center, Hodan, Hodan.

Eid Mubarak
26/05/2026

Eid Mubarak

Guddoomiyaha Guddiga Garsoorka ee Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, Xasan Wiish Yabarow, ayaa maanta magaalada Bos...
20/05/2026

Guddoomiyaha Guddiga Garsoorka ee Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, Xasan Wiish Yabarow, ayaa maanta magaalada Bosaso ka furay koorsada horumarinta garsoorayaasha kubadda cagta.

Koorsadan oo socon doonta muddada u dhexeysa 20–24 May 2026, ayaa waxaa ka qeybgalaya 26 garsoore oo ka kala yimid qeybaha kala duwan, iyadoo diiradda lagu saarayo kor u qaadista aqoonta iyo tayada garsoorka.

Tababarka waxaa bixinaya macallimiin heer caalami ah oo kala ah Cali Maxamed Axmed iyo Xasan Wiish Yabarow, kuwaasi oo garsoorayaasha la wadaagaya khibrado iyo farsamooyin casri ah oo la xiriira garsoorka kubadda cagta.

Munaasabadda furitaanka waxaa sidoo kale ka qeybgalay Guddoomiyaha Ururka Kubadda Cagta Puntland, xubnaha guddigiisa fulinta iyo xoghayaha guud, kuwaasi oo dhammaantood garsoorayaasha ku dhiirrigeliyay inay si wanaagsan uga faa’iideystaan tababarkan muhiimka u ah horumarinta garsoorka Soomaaliyeed.

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi, ayaa maanta qado-sharaf iyo dhiirrigel...
16/05/2026

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi, ayaa maanta qado-sharaf iyo dhiirrigelin u sameeyay Gabdhaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee 17-jirada, kuwaas oo isku diyaarinaya tartanka CECAFA U-17 Women’s Championship ee bisha June ka dhacaya dalka Tanzania.

Taliyaha ayaa sidoo kale guddoonsiiyay ciyaartooyda abaalmarin lacageed oo lagu xoojinayo niyaddooda iyo diyaar garowgooda tartanka.

Munaasabadda waxaa ka qeyb galay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dahabo Suusow, Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed Cali Cabdi Maxamed, xubno ka tirsan guddiga fulinta iyo saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed ayaa uga mahadceliyay Taliyaha taageerada iyo dhiirrigelinta uu u muujiyay gabdhaha xulka qaranka, isagoo sheegay in tallaabadan ay sare u qaadayso kalsoonida iyo hamiga ciyaartooyda matalaya magaca Soomaaliya.

Hambalyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15-ka May.
15/05/2026

Hambalyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15-ka May.

Guul taariikhi ah! πŸ†Waxaan Ku Guuleysanay Best Brand Sports of the Year   Waa natiijada dadaal, hal-abuurnimo, iyo kalso...
28/04/2026

Guul taariikhi ah! πŸ†
Waxaan Ku Guuleysanay Best Brand Sports of the Year
Waa natiijada dadaal, hal-abuurnimo, iyo kalsoonida macaamiisheena.

𝐎𝐟𝐟𝐒𝐜𝐒𝐚π₯ π‰πžπ«π¬πžπ² Pre-Order Nowhttps://forms.gle/V4PAL226Hh7t5jZp6
14/04/2026

𝐎𝐟𝐟𝐒𝐜𝐒𝐚π₯ π‰πžπ«π¬πžπ²

Pre-Order Now
https://forms.gle/V4PAL226Hh7t5jZp6

𝐎𝐟𝐟𝐒𝐜𝐒𝐚π₯ π‰πžπ«π¬πžπ² Pre-Order Now https://forms.gle/V4PAL226Hh7t5jZp6
11/04/2026

𝐎𝐟𝐟𝐒𝐜𝐒𝐚π₯ π‰πžπ«π¬πžπ²

Pre-Order Now
https://forms.gle/V4PAL226Hh7t5jZp6

Address

Hodan
Hodan

Telephone

+252614789888

Website

https://www.instagram.com/dhamees.so?igsh=dzZ6MnV4aXYzaGNn&utm_source=qr

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhamees posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhamees:

Share