Al Hidaya Development Consulting Center

Al Hidaya Development Consulting Center Alhadiya development consulting Center serves:
1. business consulting. $10
2. lagel consulting. $10
3. family consulting. $ 5
4. student consulting. $2
5.

personal development consulting. $3
6. human rights consulting. $2
7. women consulting. $2

Contact +252615974145
252685974145

Xarunta Hormarinta iyo Latalinta ee Alhidaaya:

1. latalinta ganacsiga waa $2.
2. latalinta sharciga waa $10.
3. latalinta qoyska waa $5.
4. latalinta Ardayga waa $3
5. latalinta Hormarinta Nafta.$3
6. latalinta Xuquuqul Insaanka. $2
7. latalinta Dumarka. $2

kala xiriir
+252615974145
+252685974145

Qorshee guusha xirfadaada ee muddada fogWaxa muhiimka u ah guusha ganacsigaaga ayaa ah qaabka aad uwaajahdo baahiyaha xi...
29/06/2021

Qorshee guusha xirfadaada ee muddada fog

Waxa muhiimka u ah guusha ganacsigaaga ayaa ah qaabka aad uwaajahdo baahiyaha xirfada shaqada ee mudada dhaw iyo tan fog. Kobcinta xirfada aad haysato adoo kudaraaya farsamoyinka haysashada shaqaalaha oo waxtar leh ayaa qayb muhiim ah ka ah qorshaha xeeladaada, qorshaha shaqaalaha oo faahfaahsan ayaa ah qaab fiican ood arintaas kusuuro galin karto.

Waan kaa caawin karnaa nala soo xiriir
+252615974145

Address

Haji Jama
Kismayo
JH

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Hidaya Development Consulting Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share