Madbacadda Uurmaax

Madbacadda Uurmaax waxii faah faahin ah kala xidhiidh numberka hoosku qoran

Macmiil Xafiiska Madbacadda Uurmaax waxa ka socota shaqo kooban oo dib u habayn ah, Fadlan haddii aad tagto ayada oo xid...
03/03/2026

Macmiil Xafiiska Madbacadda Uurmaax waxa ka socota shaqo kooban oo dib u habayn ah, Fadlan haddii aad tagto ayada oo xidhan la xidhiidh Telefoonada ku qoran si adeegga aad rabto laguugu qabto qaybta daabacaadda oo shaqada loo wareejiyay.

Madbacadda Uurmaax  waxa ay si wayn u taageeraysaa cid kasta oo hal abuur ganacsi oo halgan iyo ka go’naansho leh ku dha...
24/02/2026

Madbacadda Uurmaax waxa ay si wayn u taageeraysaa cid kasta oo hal abuur ganacsi oo halgan iyo ka go’naansho leh ku dhaqaaqda.

oo ah nin firficoon kana dhabeeyay halgankiisa nololeed ayaanu dhiirigalin ahaan igu samaynay astaanta iyo boardka goobtiisa ganacsi, waxa aanuna u rajeynaynaa Guul iyo Badhaadhe.


Jadwalka Shaqada Bisha Ramadaan Ramadaan Kariim Macmiil
18/02/2026

Jadwalka Shaqada Bisha Ramadaan

Ramadaan Kariim Macmiil

17/02/2026
Macmiil Ramadaantii wax yar ayaa ka hadhay ee u diyaar garow
15/02/2026

Macmiil Ramadaantii wax yar ayaa ka hadhay ee u diyaar garow

Jimce Wanaagsan Macmiil.📞 0638215555 | 0634940400 | 0907427521 📧 madbacaddauurmaax1@gmail.com🏪 Masjid Jaamaca Laascaanoo...
13/02/2026

Jimce Wanaagsan Macmiil.

📞 0638215555 | 0634940400 | 0907427521
📧 [email protected]
🏪 Masjid Jaamaca Laascaanood


Maamulka Madbacadda uurmaax oo kaashanaya xarunta Tababarada ee Nasiiba ayaa Baraarujin, dhiirigalin iyo Tababaro  u sam...
07/02/2026

Maamulka Madbacadda uurmaax oo kaashanaya xarunta Tababarada ee Nasiiba ayaa Baraarujin, dhiirigalin iyo Tababaro u sameeyay Hawlwadeennada madbaacadda uurmaax si Looga war qabo kor uqaadidda hab-fikirkooda iyo habsami usocodka shaqada.

iskuduubnaanta hawlwadeenada Madbacaddu waa helidda Adeeg daabacadeed oo Tayaysan.


Madbacadda Uurmaax
Laascaanood 2026

17/01/2026

Xafladda Caleemasaarka Dawladda Waqooyi Bari


Madbacadda Uurmaax
Laascaanood 2026

Fariinta Shacabka :- Waxuu Xil inaga saaranyahay Ilaalinta Nabadgalayada iyo Lashaqaynta Laamaha Amniga Caadimadda  Madb...
12/01/2026

Fariinta Shacabka :-
Waxuu Xil inaga saaranyahay Ilaalinta Nabadgalayada iyo Lashaqaynta Laamaha Amniga Caadimadda


Madbacadda Uurmaax
Laascaanood 2026

11/01/2026

Diyaar Garowga Soodhawaynta Madaxwaynaha JFS iyo Caasimadda Laascaanood Waqooyi Bari


Madbacadda Uurmaax
Laascaanood 2026

Address

Laascaanood

Opening Hours

Monday 07:00 - 20:50
Tuesday 07:00 - 20:30
Wednesday 07:00 - 20:30
Thursday 07:00 - 20:30
Saturday 07:00 - 20:30
Sunday 07:00 - 20:30

Telephone

+252634940400

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madbacadda Uurmaax posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Madbacadda Uurmaax:

Share