Abdi Qoriyow

Abdi Qoriyow Hadal yar iyo Howlbadan Hiigsi iyo Hormar badan Hufnan iyo Cadaalad please follow iyo Like ii dhaha page ka

Say something about this photo.
02/10/2023

Say something about this photo.

Waa Amar madaxweyne??????
07/01/2022

Waa Amar madaxweyne??????

Jimco wangashan asxaabeeY
22/10/2021

Jimco wangashan asxaabeeY

08/09/2021

Waan kaa hadal👍 badanahay waa la helaa lakiin waan kaa aqli🙅 badanahy lama helo.

“Congratulations to Afghanistan ... this victory belongs to us all.” Hours after the last foreign forces withdrew from A...
31/08/2021

“Congratulations to Afghanistan ... this victory belongs to us all.” Hours after the last foreign forces withdrew from Afghanistan, Taliban leaders walked victorious through the Kabul airport, inspecting destroyed US military equipment — in pictures

02/08/2021

Putland-Somaliia-Garowe hooyadii faderalka ma saanaa noogu aheyd inaad inimada saan ugashaan

Raggaas waa weyne ee kabaha u dhiibtay si ay ugu caseeyso Gabadha yar malaga waayay mid fursad waxbarasho ama shaqa ka a...
01/08/2021

Raggaas waa weyne ee kabaha u dhiibtay si ay ugu caseeyso Gabadha yar malaga waayay mid fursad waxbarasho ama shaqa ka asturan tan u abuura ama la raadiya😢

Aragtidaada

31/07/2021

Inta Aan La Qarxin Ka Hor,, Waa Ciyaartoyddii Kooxda JCC Ee Jupaland. Waxay Ku Jireen Jawi Wanaagsan Oo Farxadi Ka Muuqato.

21/07/2021

Dhamaan Rakabkii Sarnaa Diyaarad Saaka ku burburtay Garoon Militiri oo kuyaala degmada Elwaaq Somaaliya ee Gobolka Gedo Ayaa la xaqiijiyay in ay badqabaan wallow dhaawacyo Yar ay Soo gareen dadkii Sarnaa Diyaarada shilka gashay .

Diyaarada Burburtay Ayaa Ka Soo duushay Magalada Nairobi Waxayna transit ku eheed Garoonka degmada Celwaaq ee Ismaamulka Mandera iyo Xarunta Ismaamulka Mandera Ee Magaalada Mandera .

Inkaban 50 Qof Oo rakaab ah Ayaa Sarnaa Diyaarada Burburtay .

Warar dheraad la Soco Wararka idaacada .

Address

Luuq

Telephone

+252615720129

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi Qoriyow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdi Qoriyow:

Share