Hakashakin Page

Hakashakin Page Hakashakin Media covers all the informations about our country like business, technologies,politics and cultures also about the world and comedies.

06/08/2017


Hadalka wanaagsan waa kan kamadaxa banaan buubuunin, caadifad iyo uur gunud, waxaana lagu yaqaan astaana u ah isku dheli tirnaan iyo kafiirsasho xeel dheer, mana laha deel qaaf iyo weerooyin is burinaya, waana uu kooban yahay, isla markaana nuxur badan ayuu leeyahay iyo u jeedooyin cad cad!!.
Miisaanka dheli tirnaanta hadalka waxaa laga dhadhan sadaa run, xaqiiq iyo eex la'aan edabi ku dheehan tahay, waxaa kale oo laga fahmaa deganaan iyo dhowr sanaan ay kadambeyso xirfad yahanimo mug weyn.
Miisaanka halbeegga wararku waa soo jiidaha indhaha, qalbiyada iyo dhegaha bulshada inteeda wanaaagga jecel.

06/08/2017

Aduunyadu laba ayeey ku faantaa, labadaasina waa "Qaranimo iyo xasilooni".
Hadaba anagu maxaan ku faanaa?..

06/08/2017

If you're MP, you have to have count your self before you count others why not, the hadith says (حاسبو قبل أن تحاسبوا) so, you have to have recognize your duties and your responsibility, because the Hadith says again (كلكم راع ومسئول عن رعيّته). Every one of you is responsible and he is asked his responsibility. While-mean every somali MP must asks him/her self why he or she is this position and what are the requirements he/she is needed. Every MP must knows his/ her tasks as actively. Mp's tasks are legislation and law keping, rather than law breaking and retaliation on other parallel conistitutions like executives & judicials.

17/07/2017

Ciid wanaagsan isku soo noqod wacaney.

02/03/2017


Daneyste waa qof ama koox daneysta yaala oo uu utaagan raadinta iyo kamira dhalinta danahoogga gaarka ah, daneystanimadu waa kala duwan tahay, waxey ahaan kartaa muwaadiniin dalkooda danihiisa raadinya oo cadowgooda iney ceejiyaan markasta ku dadaala, sifa ay iskaga reebaan oo ay uga hortagaan in dalkaasi marna kala tartamo dhankasta sida ganacsiga, amniga, quruxda iyo dalxiiska, milatariga iyo technology-da. Daneysta nimada nuucaasa ma xuma waxaana la imaan kara dad garanaya danta dalkooda iyo dadkiisa oo muwaadiniina. Waxaa jirto daneystenimo shaqsi ah, ayaduna wey kala duwan tahay, waxaa jirto mid loo baahan yahay sida inuu qofka garanayo waxa looga bahan yahay tusaale waa inuu yaqanaa siduu uga faa'iideysan lahaa waqtigiisa, taasina waa muhiim. Waxaase jirto daneysnimo kale oo aan loo baahneyn, laba ayaan usii kala qaadi karaa: I. Mid ku saleysan xaasid nimo sida inuu qofku wax ka qarinyo qof kale ama uu ka qishayo ama qiyaaneynayo taasi waa bakheyl nimada oo kale mana ah wax loo baahan yahay.
II. Tan labaad waa tu' ku dhisan caadifad qabali ah ama mid gaara oo gashay ama isku badashay afaaro qabiil sida inaad qof ku colaadido wax aan sax aheyn ama uuna waxba ka ogeyn adigoo ku xasdaya reer hebel oo kale ama waa nin jecleysi sida adoo qolona wax ka xigsanaya qolana ladooneysid oo kale ayaduna waa ey sii kala qeyb sami kartaa oo waxey noqon kartaa laba mid uun:-
1. Mid bah ku saleysan iyo
2. Mid heyb ku saleysan. Mida bahda ku saleysan tusaale ahaan waa mid ku saleysan jufo hoosaad ama qoyska aad xubinta ka tahay. Tan heybta ku saleysan tusaale waa jufo ama bah weynaatey sida waxaan ahey nin rer hebala oo kasii ah reer qansax kana sii ah reer xidid. Reer xidiidka ayaa ah heybta.
Intaa kadib aan idiin soo gudbiyo astaamaha ama sifooyinka daneystaha:
1. Dood
2. Uruggo ama murugo
3. Xan ama xuuraansi cabsi wado
4. Shaki iyo kalsooni xumo
5. Hindisooyin qarsoon
6. Xulufeysi runta neceb ama meeli u cadahay. Sifooyinka waxaa iska leh daneystaha aan toosneyn.
1. Run ama laab furan
2. Cadeyn ama daah ka rogid wixii jira
3. Waano qaadasho ama waa nin
4. Kalsooni iyo hubanaan
5. Naxariis
6. Hadal yari iyo howraar. Waa sifooyinka daneystaha wanaagsan.

02/03/2017

.
Markastoo ay badato fadqalalaha iyo fariimaha jabinaya kalsoonida iyo awooda maamulka dowladnimo waxaa si waalan ubata beer laxowsiga shisheeyuhu ku hayo muwaadiniinta. La'aanta qalbi furnida muwaadinku waxey saacida fursadaha shisheeyuhu uu heli karo kala qeybinta iyo kala dhantaalida qalbiyada muwaadiniinta. Kalsooni la'aanta ku dhex raagta qalbiyada dadka aan kala go'in waa furaha iyo kashawiitada cadaaawaha, waxaana looga badbaadi karaa midnimo dhaba is jaceyl iyo ka foggaanshaha dhibta ay tahay tunta adag ee aan duugoobin. Taasina waa astaanta qalbi furnida muwaadinka waana doorkiisa lagama maarmaanka ah.

Address

Wadada Shirkadaha, Kasoo Horjeedka Salaam Bank
Mogadisho
612118807

Opening Hours

Monday 20:05 - 17:00
Tuesday 08:12 - 12:10
Wednesday 20:05 - 12:10
Thursday 09:00 - 17:00
18:00 - 20:06
Saturday 18:00 - 20:06
20:06 - 17:00

Telephone

+254717069974

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hakashakin Page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hakashakin Page:

Share