24/08/2018
Hubaal Accounting Services
---------------------------------------------
Waa shirkad qabata adeegyada xisaabaad ee ganacsiyada iyo hay'adaha si ay macaamiisheeda usiiso akhbaar maaliyadeed waqtiyeysan, saxan, hadana macna leh si ay ufududaato go'aan qaadashada maamulka.
Adeegyada Shirkaddu qabato
----------------------------------------------
1. Sameynta Nidaam Xisaabeed (Accounting System Setup) ganacsiyada shaqeeya( working businesses) iyo kuwa cusub (new businesses).
2. Diyaarinta Warbixin maaliyadeed (Financial Statement preparation)
3. Diiwaan gelinta Transactionska-maalinle isbuucle iyo bille (Bookkeeping /Recording daily)
4. Xisaab Xirka Ganacsiyada
Kala xiriir Tell: 0612000410
Email : [email protected]