Inform

Inform Strategic Communications Agency. We devise compelling ideas and ensure meticulous implementations.

10/05/2023

Daawo sheekada Idil Maxamed oo ah gabadh la timi hal-abuur ganacsi.

Ciid Wanaagsan, farxad kula ciida qoysaskiina, caruurtiina iyo asxaabtiina. ‎
20/04/2023

Ciid Wanaagsan,
farxad kula ciida qoysaskiina, caruurtiina iyo asxaabtiina.

08/03/2023

Qaali cilmi waa mulkiilaha Umucinaya Classic, gacanteeda ayay ku samaysaa noocyo kala duwan oo dharka ah.

Makamid tahay macmiisha ku xidhan Umucinaya Classic?

17/02/2023

Ma tahay macmiisha maktabada shiine?
Ka iibso buug oo ku dhiirrigeli ganacsigiisa.

Jeeri 25-kii sanno ee u dambaysay waxa uu ku wakhtigiisa galiyay dukaankan oo uu ku iibiyo macmacaanka, adigu ma dhiirri...
29/01/2023

Jeeri 25-kii sanno ee u dambaysay waxa uu ku wakhtigiisa galiyay dukaankan oo uu ku iibiyo macmacaanka,
adigu ma dhiirrigelisaa ganacsadayaasha yar-yar?

Ma garanaysaa magaca masjidkan?
22/11/2022

Ma garanaysaa magaca masjidkan?

15/10/2022

ANSU waa shirkad aad si online ah alaab kaga gadan karto iyadoo gurigaaga laguugu keenayo, si aad uga adeegato lasoo deg appka ANSU. http://app.ansu.co

03/10/2022

Muqdisho waxa ay si tartiib ah ugu biiraysaa bulshada caalamka.

27/09/2022

Torino Coffee House ayaa dib loogu furay magaalada Muqdishu kadib sanado badan ay xirneyd.
Waxa ay tusaale u tahay ganacsiga soomaaliya ee kor u kacey.

23/09/2022

Ganacsiyada yaryar ee kobcaya waxaa kamid ah jalaatada TikTok oo ku taalla Muqdisho

12/09/2022

Xamarweyne Vegetable Market, a place feeds the city!

02/09/2022

Xeebta Liido ee waa meesha ugu habboon ee aad naftaada ku dejin karto.

Address

Airport Road, Waberi
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Inform posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Inform:

Share