Alamitto

Alamitto My dream and joy is to change your life and unleash your beauty. Riyadeyda iyo farxadeyda waa inaa noloshaada badalo oo quruxdaada muujiyo.

28/06/2026

Somali gamer Wlhi Blhi Tlhi hal maalin abaalkaaga waa gudi doonaa . Ilaaheyna intaa kula jeclahay ka badan aa kaaga baryaa. Sidaa iigu daqnaneesid oo iigu hiilineesid Ilaahey wuu ujeedaa.

Mohamed Ali Siad Waxaa inta ka qiraa anigoo ah dhalinyarada lugu dhibateeyay dhulkooda hooyo, inaa ii dadaashay oo mar k...
18/06/2026

Mohamed Ali Siad Waxaa inta ka qiraa anigoo ah dhalinyarada lugu dhibateeyay dhulkooda hooyo, inaa ii dadaashay oo mar kasta garab keyga eheed...Tusaale weyn oo muuqda aa noo eheed, yaa booskaaga buuxin kara? Is.adkeey oo adkeeso bro, sanadkaan sanadka jabka dhalinyarada waaye...lkn waa kaceenaa, waana guuleesaneenaa wax kasta oo dhaca inshaaAllah.

Omar Abdulkadir Artan Waxaa nala qeybsatay murugteena, waana nadhiiri galisay..mantay malinteena waaye inaa ku garab ist...
10/06/2026

Omar Abdulkadir Artan Waxaa nala qeybsatay murugteena, waana nadhiiri galisay..mantay malinteena waaye inaa ku garab istaagno...Best Referee FIFA WORLD CUP 2026. Also, thanks so much Somaligamer oo na iskeen baray.

07/06/2026

The End of The Best....The Reincarnation of the Very Best.

14/05/2026

Ilaahey mana dayacaayo.

24/04/2026

4 Weeks until Ciid.

17/04/2026

Week 11.

03/04/2026

Week 9.

Address

Xayat Market Bxubey Agteeda. . Kasoo Horjeedka Jamacada Hormuud
Mogadishu

Telephone

+252612340916

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alamitto posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Alamitto:

Shortcuts

Share

Category