20/03/2025
FURSADO DHULAL BANAAN MUSTABAL LEH
Maanta iyo Beri waa himilo kale allah wadankeena nabad iyo bash bash barwaaqo badna nooga dhigee..........
Degaanka Lafoole oo ah xaafad La daganyahay leh masaajid dugsi qur’aan ceel koronto biyo oo ah dhul tag ah laysaga bixin doono qaab iska yar yareyn ama Cahs hadba sida kuu fudud waxaana kugu tala gashay Shirkada MAAL GELIN BIXISA oo runtii midig ummadda allah u soo diray noqoatay xaashaa lilaahiye!!
Faah faahinta bixinta lacagaha waa laba qeybood
Cash halmar ah
Installment waa kis kis isaga bixi
Bilaha waa 24 bilood
Bishii waa $105
Cabirka 20x15
Qiimah booskiiba 2,520 Guud ahaan
Laamiga wuxuu u jiraa 3.5KM
Wuxuu ka wareegayaa Nootaayo HUFANE trepiyano Mogadishu Somalia
Dukumintiga Afgooye leh damiin iyo damanaad intuba
Kala warejinta waxaa bixinaya Shirkda
Wixii Faah faahin ah ama geyn dhulka waa diyaar nagala soo xiriir nuberadaan hoos ku xusan +252613400252 | +252625900199
Email: [email protected]
……………………………………………