Toosiye Consulting

Toosiye Consulting Toosiye Consulting, Data Analysis And Training: waa madal loo aas aasay si ay bulshada uga haqab tir

magaca waxaa laga keeney areyga afka soomaaliga ee ah toosinta taasoo howsha ay Toosiye Consulting and Training ay tahay iney kugu toosiso talada toosan halka ay kaa jirto.

Dhamaan umadda muslimkaa ciid wanaagsan insha allah caafimaad iyo baraare ku ciida
08/07/2022

Dhamaan umadda muslimkaa ciid wanaagsan insha allah caafimaad iyo baraare ku ciida

  Caqliga iyo aqoonta ka shaqaysiiya oo iska daya dhaqan kii ahaa cadkaanow kucunay ama Ku Ciideyay   dhowr jeer ayaan k...
05/06/2022

Caqliga iyo aqoonta ka shaqaysiiya oo iska daya dhaqan kii ahaa cadkaanow kucunay ama Ku Ciideyay dhowr jeer ayaan ka fariisanay waxaana naga soo garay magacaas in aad ka guraysaan oo magac kale baxsanaysaan, waxaan laqi waynay in aad isku daydaan magac diwaan gashan in aad markale diwaan galisaan.
Cana daatay dabadooda ayaa laqabtaa arintaan xal dag dag ah aan kawada gaarno anago ah iyo .

Ciid_mubaarak waxaan farxada la wadaageenaa munaasabada ciida fidriga awogeed Macaamiisheena iyo umada somaliyeed, waxaa...
01/05/2022

Ciid_mubaarak waxaan farxada la wadaageenaa munaasabada ciida fidriga awogeed Macaamiisheena iyo umada somaliyeed, waxaan nilenahay sanadkaan sanadkiisa ku gaara cafaad iyo cibaado suuban.
.
.
.

Premier Bank oo dhiira galineysa xatooyada xaquuqda caqliga aqoonyahanka Somaliyed.Shirkada Toosiye Consulting wxey umad...
28/04/2022

Premier Bank oo dhiira galineysa xatooyada xaquuqda caqliga aqoonyahanka Somaliyed.

Shirkada Toosiye Consulting wxey umada Somaliyed Ogeysiineysa in Bank Premier Bank iyo Jaamacada Jamhuriya University of Science and Technology aay si bareer ah oo ula kac ah u u xadeen una maalgeliyeen magaca (XIRFADLE FREELANCE PLATFORM ) iyo fikradiisi ganacsiba taas oo aay leedahay Shirkada Toosiye Consulting.

Hadaba Umada Somaliyed waxaan u xaqiijineynaa in Madaxda shirkadu u tagtay tiro sadex jeer kabadan xafiiskayada Premier Bank iyo Jamhuriya University lana wadaagen kiiskan.

Ayagoo ogna maantay soo shaaciyen in firkadaas aay maal gelineyso Premier Bank ayadoo aay sheeganeyso Jaamacada Jamhuuriya.

Waa wax aad looga xumaado Bank umad dhan dhaqaalahed haya inuu ka shaqeeyo wax isdaba marin iyo xatooyo Copy right.

Premier Bank wxn kula talineynaa inuu arintaas dib uga fiirsado kana laabto tilaabadaas uu ku xalaaleyay xuquuqda aqoonyahanka Somaliyeeed.

alhamdulillah we've finished the last day of Warehouse management training for Safa Group Warehouse Staff. . . . . .
25/11/2021

alhamdulillah we've finished the last day of Warehouse management training for Safa Group Warehouse Staff.
.
.
.
.
.

we have finished the second day of Warehouse Management Training, in Safa Group HQ Venue, for Safa Warehouse Staff, prov...
23/11/2021

we have finished the second day of Warehouse Management Training, in Safa Group HQ Venue, for Safa Warehouse Staff, provided by Toosiye Professional Trainers.
:
.
.
.
.

By the grace of Allah, today Toosiye has started warehouse management training for Safa Group Staff, in Safa Group HQ Ve...
22/11/2021

By the grace of Allah, today Toosiye has started warehouse management training for Safa Group Staff, in Safa Group HQ Venue, provided by Toosiye Professional Trainers, the duration of the training will be 4 days insha Allah.
:
;
.
.
.
.

30/09/2021
waxey xarunta toosiye ugu hambalyeeneysaa shacabka soomaaliyeed maalintaan qiimaha leh ee ku asteesan maalintii gacan ad...
01/07/2021

waxey xarunta toosiye ugu hambalyeeneysaa shacabka soomaaliyeed maalintaan qiimaha leh ee ku asteesan maalintii gacan adoonsi, gumeysi, iyo awood sheegasho aan ka xorownay

Training is important because it represents a good opportunity for employees to grow their knowledge base and improve th...
23/06/2021

Training is important because it represents a good opportunity for employees to grow their knowledge base and improve their job skills to become more effective in the workplace. Despite the cost of training for employees, the return on investment is immense if it is consistent. There comes Toosiye will help you to train your staff and grow your market reputation.

04/06/2021

jimca wanaagsan jaalayaal

Address

Taleex, Makka Almukaramah, Near To IBS
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Toosiye Consulting posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Toosiye Consulting:

Share