Bashaash market online

Bashaash market online Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bashaash market online, Business Center, isgooska sarif yaraha, Mogadishu.

Macamisha sharaftale waxan idin keney alab casriha wa sun labiskaga kuqurxinayo qurux bile oo xerta colosha kajarayo wll...
13/08/2023

Macamisha sharaftale waxan idin keney alab casriha wa sun labiskaga kuqurxinayo qurux bile oo xerta colosha kajarayo wll dalbo oo hel adojoga gurigaga ama gobtadashaqo kala xariir # 0619114498 # 0615392228 # kenistu wa bilash Qiimiha $

Macmil  waxan idinkennay   aad ugu fiican Dhanka    . Dawadan waxay daawo utahay✅️Dhabar xanuunka✅️Kilya xanuunka✅️Kaadi...
04/08/2023

Macmil waxan idinkennay
aad ugu fiican Dhanka
. Dawadan waxay daawo utahay
✅️Dhabar xanuunka
✅️Kilya xanuunka

✅️Kaadi xanuunka
✅️Kaadida soo bixitaankeeda oo dhib ah
✅️Neerfaha kaadida xukuma oo tabar daran
✅️Daweynta taranka dumarka iyo raga
0615392228
✅ +252 619114498

04/08/2023

Macmiil waxan idinken ney dawadii ilkaha safeyneysey oo at wada sugeysen Daawo ilkihii Mad madowga Daahshaday Ka bi'inaysa oo Kalsooni Leh Waa Cadeeye Casri ah Macmiil dalbo oo hel adigojoga gurigaga ama gobtada ganacsi Si Fudud
Qimaha waa💲$
👇
Wac📞 📱0619114498
Ama Whts-Appka 0615392228
Goobta aad joogtid ayaa laguugu keenaya si bilaash ah 🛵 📦 🚚 ✈️

31/07/2023
  sharaftaleh   waxan idin keney    hyaluronic OO ah karem iyo  seram FCAE wash  ah oo aad u fican  waxtarkoda100%      ...
31/07/2023

sharaftaleh waxan idin keney hyaluronic OO ah karem iyo seram FCAE wash
ah oo aad u fican waxtarkoda100%
#✅ rorka wajiga liisho ayey ka dhigayan wajiga kaga yalo wayna iftiimineyan # sidoo kale haraha wow bi inaa waana daawo lahubo
💵Qiimaha 💲
Tell:📞📱0619114498
Whatsapp📱0615 392228
Whatsapp and IMO ✅✅
delivery meel walbod jogto ✅

Waa shaambo Timaha Kaaga Dhigeysa Madoow Kana Hortageysa Cirada, Waxay Timaha Siineysaa Nafaqo, waxayna Kaaga Dhigeysa k...
28/07/2023

Waa shaambo Timaha Kaaga Dhigeysa Madoow Kana Hortageysa Cirada, Waxay Timaha Siineysaa Nafaqo, waxayna Kaaga Dhigeysa kuwa Qurux Badan Waxaa Isticmaali Kara Rag Iyo Dumarba
𝐇𝐀𝐋𝐊𝐀𝐀𝐍 waad ka dalban kartaa
𝐐𝐢𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 1)$19
📞📞 nagala soo xiriri Whatsapp 𝟬𝟲𝟭5392228

25/07/2023

Macamisha waxan idin ken ney karemkii DHIN DHIN oo jirka oo dhan ah waana herbal oo kiimiko laheen gacmaha lugaha jirka oodhan waye sedax Bari ayaa cadaan dabiici ah ku heleysaa kaalay isku qurxi
Xidid danbo iskuma arkeesid iyo jir qaleel ah qimha waa $
Sidoo kale kareemadi naasha adkenayay waa diyaar iyo kuwii qebaha danbe wenenayay 0619114498
Jumlo iyo tafaariiq
0615392228 whtsap

  MACAMIL WAXANNIDINKENAY_DAAWO_CAJIIB_AH==================================Waa Daawo loogu Tala galay haweenka Caado War...
22/07/2023

MACAMIL WAXANNIDINKENAY_DAAWO_CAJIIB_AH
==================================
Waa Daawo loogu Tala galay haweenka Caado Wareerka qabo iyo infakshanada kuragay una diday inay Uur Qaadan waa dawo dabiciya oo kakoban dhir waxay so martay tijaabo cafimad
Wixii Maclumada Nagala Soxariira
[ ]whatsAp 0615392228 /0619114498
[ ] Free delivery 🛩✈📿🚎🚞🛵🛴

  waxaan mar kale idiin keenay saliidii cajiibka ahayd ee aad wada sugayseen wa saliid lasotijawiyey waxtatkeda wllHadda...
22/07/2023

waxaan mar kale idiin keenay saliidii cajiibka ahayd ee aad wada sugayseen wa saliid lasotijawiyey waxtatkeda wll
Hadda Dalbo Oo Hada Hel #0615392228 #
-
dhib Marin
NAGALA SOO XIRIIR MACMIIL
#0615392228/ #0619114498
|Hada Dalbo 🛒Hadda Hel
🚐 Free Delivery
iyo
Moqadishu

"Fascial Gun Massager"Waa aalad masaag taasoo lagu daliigo dhamaan murqaha lehna awood aad u XXooggan oo u raaaxaynaysa ...
17/07/2023

"Fascial Gun Massager"
Waa aalad masaag taasoo lagu daliigo dhamaan murqaha lehna awood aad u X
Xooggan oo u raaaxaynaysa murqaha iyo lafaha daallan, waxa ayna wadataa afar gacmood oo kala duwan.
💵Qiimaha waa $
📞0615392228 # 0619114498$ 98Ama WhatsAp h
Goobta aad joogtid ayaa laguugu keenaya si bilaash ah 🛵 📦 🚚 ✈️

Address

Isgooska Sarif Yaraha
Mogadishu

Telephone

+252615392228

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bashaash market online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bashaash market online:

Share