02/08/2026
Wax yaabaha muhiim ka ah diirada lasaaro marka dahab ka baarayo waxaa kamid ah jaadka uu yahay dhagaxda, qaab dhismeedka deeganka, ciriqyada dhagax baruur ka (Quartz Veins) Iyo isbaddalada macdaneed ee goobta. Isku darka hawlahaas waxay sare uqaadaan suuragalnimada jiritaan kaydad macdaneed oo wax ku ool ah.
Goobta aan dahabka aan ka sahminay waa deegaanka Cershiida hostaaga degmada Ceerigaabo.