Career Market

Career Market waa market online ah lagu iibiyo badeecado kale dugan sida shopping, electronic and clothing.

Dalbo Hada HelFadlan Nagala Soo Xiriir Tel 0615779335Follow
01/09/2023

Dalbo Hada Hel
Fadlan Nagala Soo Xiriir Tel 0615779335
Follow

27/03/2022

Waa mashiin ku fududeynaayo uunsiga,

04/03/2020

Waa yaabe ee xagee lo ordayaa hadii xaduud gariiga xerte

04/03/2020

waxa ka jiro xaduuda gariiga wa bina adam ka bax runtii bal firi hooyoyinka caruurta wato sida lo galayo ilah u gargaar umada dhibaateysan๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ

29/09/2019

Asc

28/09/2019

Sheeko yaabkeda leh

Nin aya xaskisa ku yiri ma xasusata tuladi aan todobada ku gali jirnay =haa ayay tiri meshas ayan adaynaye na keen lkn ayada way mashqulsaned waxay tiri 2 maalin kadib ayn kaa daba imaan ee sii soco
ninki wuu baxay tuuladi marku gaary wuxu arky tuladii oo isbadashay oo internet leh kadib cumputer ayu ag faristy xaskisa ayuu udiray fariin lkn ciwanki aya ka qaldamay wxyna gartay farinti naag kle oo ninkeda malin ka hor dhinty marky fariinti furtayna way suuxday

Gabadheda aya timid way kicin wayday waxay furty cumputer ag yaalay waxay aragtay fariin furan oo ay ku qorantahy (xaaskeyga qaaliga ah waxan filaya inad la yaabtid inan fariin kusoo diro sababtoo ah meshaan tagay internet ayay ledahay ma aaminaysaa qof kasto rerkoda ayuu laso xiriri karaa maalin ka hor ayn imid meshan wax walbana waa la isii diyariyay adigana laba maalin kadib ayad iga daba imanaysaa wan ku xiisay isoo dhaqso mida kle dhar culus hasoo qaadanin wayo meshaan waa jahanamo kulelka ka jiro ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚
Xegasho mahdi jabriil

23/09/2019

Dowlada waxa lagara talasul iyo dulqaad hadii diido k**a yeelayno in wadanka qalalso galo sidaas waxa yire shariif sheakh.

Address

Xoosh
Mogadishu

Telephone

+252618397282

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Career Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Career Market:

Share