Qaalib cosmetics

Qaalib cosmetics 0907796872 0615666800

hadda dalbo oo hadda hel
15/02/2026

hadda dalbo oo hadda hel

🌸 DALAB CUSUB OO GAAR AH 🌸Qaalib Cosmetics waxay kuu keentay careemadii feska iyo boomaatooyinkii asalka ahaa πŸ’„πŸ§΄βœ¨ Waxay ...
28/01/2026

🌸 DALAB CUSUB OO GAAR AH 🌸
Qaalib Cosmetics waxay kuu keentay careemadii feska iyo boomaatooyinkii asalka ahaa πŸ’„πŸ§΄

✨ Waxay ka caawiyaan:
– Qurxinta & iftiiminta maqaarka
– Daryeel joogto ah oo feska ah
– Maqaarka oo noqda mid jilicsan oo caafimaad qaba

πŸ’― Tayo la hubo
🚚 Degdegsiin la isku halayn karo

πŸ‘‰ Ha seegin fursaddan, ka faa’iidayso hadda!
πŸ“ Qaalib Cosmetics

23/10/2025

Udgoonku waa aqoonsi 😍
Barfuunka YARA ee Lattafa β€” waa udgoon lagu jeclaado, lagu xasuusto, laguna farxo.
Hel hadda adigoo soo wacaya πŸ“ž 0906194465 / 0907735409
✨ Waxaa kuu keenatay Qaalib Cosmetics β€” ee magaalad qardho
GraphicsSamadoon Hikam Nuurdin Aadan

22/10/2025

Qaalib Cosmetics – waa halkii ay isku keentay udgoon, qurux, iyo kalsooni!
Kusoo dhowow meesha quruxdaadu ka bilaabato

πŸ“ Cinwaan: [Qardho Gaar Ahaan Suuqa Aargad]
πŸ“ž Lambarrada xiriirka: 0906194465 / 0907735409

Aidrus Graphics Cayadaruus Nuuradiin Aadan Samadoon Hikam Nuurdin Aadan

Qaalib Cosmetics waxay kuu keenaysaa Skala Expert   qiimo dhimis gaar ah!πŸ’° H**e wuxuu ahaa 15$, hadda kaliya 12$!πŸ’†β€β™€οΈ Ku...
21/10/2025

Qaalib Cosmetics waxay kuu keenaysaa Skala Expert qiimo dhimis gaar ah!
πŸ’° H**e wuxuu ahaa 15$, hadda kaliya 12$!
πŸ’†β€β™€οΈ Ku habboon timaha laablaaban & kuwa u baahan nafaqo dabiici ah.
🚚 Meel kasta oo aad joogto waa laguugu keenaa!
πŸ“ Hel adigoo joogaya Puntaland.Qardho
πŸ“ž Wac: +252906194465 907 735 409
Aidrus Graphics Cayadaruus Nuuradiin Aadan Samadoon Hikam Nuurdin Aadan

Marka aad rabto udgoon kaa dhiga mid xasilloon, kalsooni leh, isla markaana soo jiita dadka kugu xeeran β€” Sauvage Dior P...
21/10/2025

Marka aad rabto udgoon kaa dhiga mid xasilloon, kalsooni leh, isla markaana soo jiita dadka kugu xeeran β€” Sauvage Dior Parfum waa xulashada saxda ah.
Waxay isku daraa udgoon cusub, diiran iyo xooggan oo abuuraya dareen nadiif ah oo soo jiidasho leh, si gaar ah loogu talagalay ragga doonaya inay ka dhex muuqdaan bulshada.
πŸ’Ž Maxaad u dooranaysaa Sauvage Dior Parfum?
Udgoon sii jira saacado badan
Ku habboon xaflad, shaqo iyo maalin kasta
Naqshad dhalo qurux badan oo casri ah
Lagu kalsoon yahay adduunka oo dhan
Hadda waxaad ka heli kartaa Qaalib Cosmetics, halka ugu kalsoon ee aad uga heli karto alaabo tayo sare leh.
πŸ“ Goobta: Qardho, Suuqa Aargad – Puntland
πŸ“ž Lambarrada: +252 90 619 4465 / +252 90 773 5409
✨ Qaalib Cosmetics – Quruxda iyo Udgoonka waa Hal Meel! ✨
graphics Samadoon Hikam Nuurdin Aadan Cayadaruus Nuuradiin Aadan

29/04/2025

Welcome to qaalib cosmetics qardho waa diyaar sabun do do

25/03/2025

238 Followers, 572 Following, 252 Likes - Watch awesome short videos created by QAALIB COSMETICS

28/02/2025
Dalab cusub halag faaidaysto
02/02/2025

Dalab cusub halag faaidaysto

Warts removerBuy now 907 735 409
25/09/2024

Warts remover
Buy now 907 735 409

Address

Mogadishu

Telephone

+252907735409

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qaalib cosmetics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share