Adam Mubarak - Business Coach

Call Contact the business

Adam Mubarak - Business Coach π—–π—˜π—’ 𝗼𝗳 𝗦𝗦𝗒𝗕
Halkan waxad ka xeleysa, fursd ganacsi iyo system dhaqaale + horumar shaqsiyeed oo dhab ah.
🎯 Baro. Kobci.

Guulayso.πŸ‘‰ Daawo warbixinta sidegan https://t.me/helshaqo2024ganacsifudud1/49
| | "

18/07/2026

Really Leaders create Leaders

18/07/2026

This is the start button of leadership

26/06/2026

We are in people development πŸ™Œ

26/06/2026

Waa muqaal 2019

Nolasheyda aad ayey isu bedeshey
Markii h**e waxan ahaa qof sii socda soo socda

MR HUSSEN IYO HAAJIYADIISA oo kamid ah bulashada nolashooda bedeshey shirkada TIENS Company waa lamaane guulo badan sameyey .

26/06/2026

Waa maxay himilooyinkaaga dhabta ah

QAABILAADDA DADKA CUSUB | FURSADAHA 6-DA BILOOD EE UGU DAMBEEYA 2026 Qof kasta oo leh hammi, yool, iyo rabitaan isbeddel...
22/06/2026

QAABILAADDA DADKA CUSUB | FURSADAHA 6-DA BILOOD EE UGU DAMBEEYA 2026

Qof kasta oo leh hammi, yool, iyo rabitaan isbeddel nololeed wuxuu haystaa fursad uu ku bilaabi karo safar cusub.
βœ… Dhalinyarada
βœ… Ganacsatada
βœ… Shaqo-doonka
βœ… Ardayda
βœ… Qof kasta oo doonaya dakhli dheeraad ah iyo koboc shaqsiyeed

6-da bilood ee ugu dambeysa 2026 waxay noqon karaan bilihii beddeli lahaa mustaqbalkaaga.
Ku soo biir SDT & TIENS Opportunity si aad u barato:

πŸ“Œ Sida loo bilaabo ganacsi nidaamsan
πŸ“Œ Sida loo dhiso xirfado iyo shabakad ganacsi
πŸ“Œ Sida loo abuuro dakhli iyo fursado cusub
πŸ“Œ Sida loo horumariyo naftaada iyo mustaqbalkaaga

Ha sugin sannad cusub; maanta bilow isbeddelkaaga.

Your Next 6 Months Can Change Your Next 6 Years!
🌍 SDT | Building People, Not Just Bringing People

09/06/2026

Allahuma Aamiin

( ΩˆΩ…Ψ§ΨͺΩˆΩΩŠΩ‚ΩŠ Ψ§Ω„Ψ§Ψ¨Ψ§Ω„Ω„Ω‡)

04/06/2026

Han sare yeelo iyo Hiigsi

Address

Km4 Taleex Area Hoga Xamar
Mogadishu

Telephone

+252618293254

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Adam Mubarak - Business Coach posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Adam Mubarak - Business Coach:

Shortcuts

Share