GOLIS VISA

GOLIS VISA ku soo dhawoow Golis Travel Agency wuxuu idiin fudaydinayaa Visa-yaasha iyo Safarada Dal iyo Dibad

Hello πŸ‘‹
07/11/2024

Hello πŸ‘‹

07/11/2024
07/11/2024

VISA INDIA πŸ‘οΈπŸ‘οΈ
waxaa diyaar idiin ku ah Xarunta Dhexe ee Golis Travel Agency Visa Inida ah sida

▢️ Visa Caafimaad
▢️ Visa Waxbarasho

Nagala soo xiriir
☎️0615451970
☎️0615451970

Ogaysiis Ogaysiis πŸ‘€πŸ‘€Waxaan idiin keenay Visa Waxbarasho ee Waddanka Bangladesh FG: Qiimaha waxbarashada waa aad u jaban ...
01/03/2022

Ogaysiis Ogaysiis πŸ‘€πŸ‘€

Waxaan idiin keenay Visa Waxbarasho ee Waddanka Bangladesh

FG: Qiimaha waxbarashada waa aad u jaban markii loo fiiriyo waddamo badan oo Caalamka ka mid ah.

▢️ Bachelor Degree
▢️ Master Degree

Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir Call ama whatsApp
☎️ 0615451970
☎️0613985924

BISHAARO BISHAARO πŸ‘€πŸ‘€Waxaan qiima dhimis ballaaran ku samaynay Family Visa Turkey FG: Qiima jaban iyo wakhti kooban Nagal...
01/03/2022

BISHAARO BISHAARO πŸ‘€πŸ‘€

Waxaan qiima dhimis ballaaran ku samaynay Family Visa Turkey
FG: Qiima jaban iyo wakhti kooban

Nagala soo xiriir Call ama WhatsApp
☎️ +252615451970
☎️+252613985924

Qiima dhimis deg degga, fadlan ka faa'iideysi wacan:Waxaan ku heynaa FAMILY VISA UGANDA waliba qiimo jaban oo ku raali g...
27/02/2022

Qiima dhimis deg degga, fadlan ka faa'iideysi wacan:

Waxaan ku heynaa FAMILY VISA UGANDA waliba qiimo jaban oo ku raali galiya.

FG: Qiima dhimis iyo shaqo wacan.

Wadada Abdikasim, Aga-gaarka Hotel Giyaajo ama ka wac:

# Tel no: 252 615451970/ 0613985924

Macaamiisha sharafta leh waxaa diyaar kuugu ah xarumaha Shirkadda Golis Travel visa-ha ama dal ku galka  Kenya FG: Qiima...
27/02/2022

Macaamiisha sharafta leh waxaa diyaar kuugu ah xarumaha Shirkadda Golis Travel visa-ha ama dal ku galka Kenya
FG: Qiima aad jaban oo ku raali galiya
WhatsApp
☎️ +252615451970
+252613985924
+252615619737

Dalbo Visooyinka dalalka kala ah:1. Egypt (Masar)2. Turkey3. South Africa4. Kenya5. Uganda 6. Saudi Arabia Madooneysaa i...
25/02/2022

Dalbo Visooyinka dalalka kala ah:

1. Egypt (Masar)

2. Turkey

3. South Africa

4. Kenya

5. Uganda

6. Saudi Arabia

Madooneysaa inaad u safarto dalalkaan aan kor kusoo sheegnay, waliba adigoo helaya dal ku gal laysku haleyn karo. haddii jawaabtaadu HAA tahay fadlan walaal, horay u gaar xarunta Dhexe. mahadsanid.

Xiriirkeenna:

# KM4-

# Tell no: +252 615451970/ 0613985924 πŸ€πŸ‘‡

Wargalin Muhiim ah:-Shirkadda Golis waxad ka heleysaa Tickidyada dhamaan Gobollada Somaaliya iyo dalka dibadiisa.hadaba ...
24/02/2022

Wargalin Muhiim ah:-

Shirkadda Golis waxad ka heleysaa Tickidyada dhamaan Gobollada Somaaliya iyo dalka dibadiisa.

hadaba hadii aad u baahantahay Ticket qiima jaban, fadlan nagu so booqo xafiiska dhexe shirkda Golis ee Muqdisho- KM4 ama nagala so xidhiidh Whatsup namber +252615451970, +252613985924.

Shirkada Golis Visa waxay idin haysaa dhamaan noocyada kala duwan ee dalku gal-ka (Visa-ha) dalka Turkey, waxaana lagugu...
24/02/2022

Shirkada Golis Visa waxay idin haysaa dhamaan noocyada kala duwan ee dalku gal-ka (Visa-ha) dalka Turkey, waxaana lagugu soo saari doonaa muddo kooban waliba qiima ku raali gelinaya.

FG: Qofku meelkasta uu ka joogo Somalia shaqada waa loo qaban Insha''aah.

Wixii faahfaahin dheeri ah nagusoo booqo xarunteyna KM4 ama naga soo wac
☎️ +252615451970.
WhatsApp: +252613985924

Address

Km4
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252615451970

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GOLIS VISA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to GOLIS VISA:

Share