TAYOCleaning Services

Call Contact the business

TAYOCleaning Services 1:Nadiifinta Fadhiya Rooga joodariga kuraasta Qadada
2:Nadiifinta Daaqadaha iyo guryaha
3:beensal sarida daaqadaha
nagala soo xiriir 612912799

22/09/2026

🏠✨ GURIGAAGA WAA MUDAN YAHAY NADAAFAD TAYO LEH!

Wasaqda iyo boodhka iska daa! 🧹🧽
Tayo Cleaning Service ayaa gurigaaga kuu nadiifinaysa si xirfad leh. πŸ’™

πŸ‘·β€β™‚οΈ Shaqaale khibrad leh
✨ Nadiifin qoto dheer
πŸ’° Qiimo macquul ah

πŸ“ž Wac hadda: 612 912 799

Tayo Cleaning Service – Nadaafad aad ku qanacdo! πŸ’™βœ¨

19/09/2026

πŸͺŸβœ¨ Nadiifinta Daaqadaha ✨πŸͺŸ
Daaqadahaaga ka dhig kuwo dhalaalaya oo nadiif ah! Waxaan bixinnaa adeeg nadiifin daaqado oo tayo sare leh, si gurigaaga ama xafiiskaagu u yeesho muuqaal qurux badan oo soo jiidasho leh.
βœ… Nadiifin xirfad leh
βœ… Adeeg degdeg ah
βœ… Qiimo jaban
βœ… Gobolka Banaadir oo dhan
πŸ“ž Nala soo xiriir maanta 612912799 si aad u hesho daaqado si qurux badan u dhalaalaya! ✨πŸͺŸ

12/09/2026

🏠✨ GURIGAAGA WAA MUDAN YAHAY NADAAFAD TAYO LEH!

Wasaqda iyo boodhka iska daa! 🧹🧽
Tayo Cleaning Service ayaa gurigaaga kuu nadiifinaysa si xirfad leh. πŸ’™

πŸ‘·β€β™‚οΈ Shaqaale khibrad leh
✨ Nadiifin qoto dheer
πŸ’° Qiimo macquul ah

πŸ“ž Wac hadda: 612 912 799

Tayo Cleaning Service – Nadaafad aad ku qanacdo! πŸ’™βœ¨

10/09/2026

Jikadaadu ma u baahan tahay nadiifin qoto dheer? 🏠
Waxaan si xirfad leh uga shaqeynaa nadiifinta jikada, annagoo ka saaraya wasakhda, dufanka iyo uruurka ku adkaaday meelaha jikada.
βœ… Nadiifin tayo leh
βœ… Shaqaale xirfad iyo khibrad leh
βœ… Nadaafad iyo muuqaal qurux badan
βœ… Qiimo ku habboon
πŸ“ž Nala soo xiriir: 612912799

🦟 Buufinta Cayanka – Dhilqaha & Baran-baradaKa takhalus dhilqaha, baran-barada iyo cayayaanka kale ee gurigaaga ku jira....
07/09/2026

🦟 Buufinta Cayanka – Dhilqaha & Baran-barada
Ka takhalus dhilqaha, baran-barada iyo cayayaanka kale ee gurigaaga ku jira.
Tayo Cleaning Service waxay kuu diyaar tahay adeeg buufin oo nadiif ah, xirfad leh, iyo shaqaale khibrad leh.
πŸ“ž La xiriir: 612 912 799
πŸ“ Muqdisho – Gobolka Banaadir
🏠 Guryaha β€’ Xarumaha Ganacsiga β€’ Xafiisyada

06/09/2026

Ma rabtaa daaqadaha gurigaaga inay noqdaan mid qurux badan, isla markaana kaa yareeyaan iftiinka qorraxda ee xad-dhaafka ah? β˜€οΈ

Tayo Cleaning Service waxay kuu hayaan adeegga Beensalka Daaqadaha. ✨

✨ Yaree iftiinka qorraxda ee badan
πŸ‘€ Yaree aragtida bannaanka, hel asturnaan badan
🏠 Qurxi oo dhamaystir daaqadahaaga
🌀️ Ku raaxayso gudaha gurigaaga
πŸ› οΈ Shaqaale khibrad iyo xirfad u leh shaqada

✨ Daaqadahaaga qurxi, gurigaagana u yeel asturnaan iyo raaxo.

🏒 Tayo Cleaning Service
πŸ“ž Dalbo hadda: 612912799

Address

Mogadishu

Telephone

+252612912799

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when TAYOCleaning Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to TAYOCleaning Services:

Shortcuts

Share