Inside Somalia News

  • Home
  • Inside Somalia News

Inside Somalia News Dowladu waa inaga dhexeysaa, Gacmo wada jir beey wax ku gooyaan,


Qaranimadu waa sheey qaali ah, waana wax u baahan in wada jir loo ilaaliyo .

Dal Heshiis ah Dunidana Heshiis la ah. hadafka page kan waa in loogu muujiyo dowlada taageero . ee ma,ahan in cid gooni ah lagu buun buuniyo ama lagu weeraro
mahadsanidiin

07/07/2026

Yes Egypt scored first goal 💪🏼

Senegal vs Belgium ciyaar waali ah ayeey aheed 2-3
01/07/2026

Senegal vs Belgium ciyaar waali ah ayeey aheed

2-3

Dalku waa nabad oo cadeen wadata  Hassan Sheikh Mohamud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa caawa si...
01/07/2026

Dalku waa nabad oo cadeen wadata

Hassan Sheikh Mohamud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa caawa si lama filaan ah uga qeyb galay dabaaldegga munaasabadda 1-da Luulyo ee ka socotay Isgoyska Taleex ee magaalada Mogadishu, halkaas oo ay isugu soo baxeen kumannaan qof oo u dabaaldegayay maalinta xorriyadda iyo midnimada Soomaaliya.

Madaxweynaha waxaa weheliyay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada iyo Guddiga qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda, kuwaas oo shacabka kala qeyb galay munaasabadda lagu xusayay sanadguurada 1-da Luulyo.

Morocco 🇲🇦 oo reebtay Netherland
30/06/2026

Morocco 🇲🇦 oo reebtay Netherland

Beesha Caalamka oo cadaadis saareysa dhinacyada siyaasada si heshiis looga gaaro doorasho dalka ka dhacdo
25/06/2026

Beesha Caalamka oo cadaadis saareysa dhinacyada siyaasada si heshiis looga gaaro doorasho dalka ka dhacdo

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun 3 sano ah ku ridday Sacdiyo BajaajIyo mucaaradka dowlada oo ka horyimid xukunka max...
25/06/2026

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun 3 sano ah ku ridday Sacdiyo Bajaaj

Iyo mucaaradka dowlada oo ka horyimid xukunka maxkamada

Waa arin bogaadin mudan in la soo qabqabto cidwalba ee ku xadgudubta dumarka soomaaliyeed
23/06/2026

Waa arin bogaadin mudan in la soo qabqabto cidwalba ee ku xadgudubta dumarka soomaaliyeed

Dowlda somalia ayaa taageero iyo garab istaag u muujisay dowlada qatar kadib markii aay ugu yaraan 13 qof ku dhinteen in...
23/06/2026

Dowlda somalia ayaa taageero iyo garab istaag u muujisay dowlada qatar kadib markii aay ugu yaraan 13 qof ku dhinteen in kabadana eey ku dhaawacmeen qarax ka dhacay xarun lagu sifeeyo gaas ka dabiiciga ah ee LNG

Masuuliyiinta  dowladu waxeey ku dhaarteen In eey waajibaad kooda u gutaan si hufan, In eey ilaaliyaan  danta dalka ,dii...
23/06/2026

Masuuliyiinta dowladu waxeey ku dhaarteen

In eey waajibaad kooda u gutaan si hufan,
In eey ilaaliyaan danta dalka ,diinta iyo dadka soomaaliyeed.

Hadana danta dalka ma ilaaliyaan
Diinta iyagaaba lacag ku qaata wax diinta lid ku ah in eey golaha geeyaan.

Danta dadka waxaa ka mid ah in la ilaaliyo dhaqanka wanaagsan ,ayada oo la ilaalinayo anshaxa

Hadaba masuuliyiintu ma kadhabeeyeen balantii mise ayaga ayaaba qeyb ka ah marin habaabinta bulshada.

,,

Albiitaro Mr Omar Artan ayaa leeylin doona ciyaarta final ka ah ee zain Primier league ee kuwait Hambalyo
22/06/2026

Albiitaro Mr Omar Artan ayaa leeylin doona ciyaarta final ka ah ee zain Primier league ee kuwait Hambalyo

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Inside Somalia News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Business?

Share