Dalas Global Career Services

Dalas Global Career Services we help job seekers succeed in international markets

πŸŒ™βœ¨ Ogeysiis Gaar ah – Munaasabadda Ciida πŸŽ‰Ma rabtaa inaad hesho fursad shaqo oo dhab ah sanadkan? πŸ’ΌπŸŒDalas Global Career ...
23/03/2026

πŸŒ™βœ¨ Ogeysiis Gaar ah – Munaasabadda Ciida πŸŽ‰

Ma rabtaa inaad hesho fursad shaqo oo dhab ah sanadkan? πŸ’ΌπŸŒ

Dalas Global Career Services waxay ku faraxsan tahay inay ku dhawaaqdo:

🎯 Waxaan ka caawinaynaa ilaa 300 qof
πŸ‘‰ In ka badan 90% inay helaan fursado shaqo (CV + Codsi sax ah)

Adeegyada aan bixino:
βœ… CV/Resume professional ah (English)
βœ… Cover Letter soo jiidasho leh
βœ… Job Application diyaar ah
βœ… Hagid buuxda ilaa aad ka dirto codsigaaga

πŸ“Œ Fursad gaar ah oo Ciida ah – Ha seegin!

🎯 Ku habboon:
βœ” Canada πŸ‡¨πŸ‡¦
βœ” Gulf (Saudi, UAE, Qatar)
βœ” Healthcare & shaqooyin kale

πŸ’¬ Haddii aad rabto inaad ka mid noqoto 300-ka qof:
πŸ‘‰ Nala soo xiriir hadda

πŸ“² WhatsApp: +252 611 66 55 15

πŸ”₯ Fursadaha shaqo waa jiraan… adiga ayaa u baahan inaad si sax ah u codsato!

πŸ‘‰ Follow + Like + Share si aad u hesho fursado badan

πŸš€ FURSAD SHAQO OO CUSUB – DALAS GLOBAL CAREER SERVICESAssalamu Alaikum πŸ‘‹Waxaan aad ugu faraxsanahay in **post-kii h**e e...
18/03/2026

πŸš€ FURSAD SHAQO OO CUSUB – DALAS GLOBAL CAREER SERVICES

Assalamu Alaikum πŸ‘‹

Waxaan aad ugu faraxsanahay in **post-kii h**e ee shaqooyinka** ay ka faa’iideysteen dad badan πŸ™Œ
πŸ“© Dad badan ayaa nala soo xiriiray
πŸ“„ CV-yo badan ayaan diyaarinay
🎯 Qaarna hadda waxay ku jiraan marxaladda codsiga shaqo

πŸ”₯ Taasi waxay na siinaysaa dhiirigelin inaan sii wadno adeeggeenna!

πŸ“’ MAANTA – waxaan idiin haynaa **FURSAD SHAQO OO CUSUB**

πŸ‘‰ Haddii aad rabto inaad shaqo ka hesho:
🌍 Gulf (Saudi, UAE, Qatar)
🌍 Canada & Europe

Annaga ayaa kaa caawinayna:
βœ” CV Professional ah (Canadian / Gulf Standard)
βœ” Cover Letter soo jiidasho leh
βœ” Job Application diyaar ah
βœ” Hagid buuxda ilaa aad ka codsato shaqo

πŸ’¬ Ha sugin fursaddu inay ku dhaafto!
Dadkii h**e waa bilaabeen safarkooda – adigana maanta bilow πŸ‘‡

πŸ“² Nala soo xiriir WhatsApp: +252 615 90 37 84
πŸ“© Ama si toos ah message noogu soo dir

✨ DALAS GLOBAL CAREER SERVICES –
β€œFursaddu maku sugto… ee adigana ha sugin!”

Dalas Global Career ServicesHaddii aad rabto macluumaad sax ah oo kaa caawinaya mustaqbalkaaga shaqo β€”halkaan ayaad ka h...
21/02/2026

Dalas Global Career Services

Haddii aad rabto macluumaad sax ah oo kaa caawinaya mustaqbalkaaga shaqo β€”
halkaan ayaad ka heli doontaa.

Waxaan si joogto ah u soo bandhignaa:

βœ… Fursado shaqo oo sharci ah
βœ… Talooyin CV & Job Application
βœ… Xeelado kordhiya fursadda shaqo
βœ… Warar la xiriira Gulf & Canada

πŸ‘‰ Fadlan nagu taageer adigoo:
Follow βœ”
Like βœ”
Share βœ”
Comment βœ”

Si aadan u seegin waxyaabaha muhiimka ah.

Fursado Shaqo oo Sharci ah ayaa ka jira Dalal Kala DuwanMa ogtahay in dalal badan ay shaqo ku siiyaan haddii aad buuxiso...
21/02/2026

Fursado Shaqo oo Sharci ah ayaa ka jira Dalal Kala Duwan

Ma ogtahay in dalal badan ay shaqo ku siiyaan haddii aad buuxiso shuruudaha sharciyeed?

Haddii aad leedahay:
βœ… Khibrad shaqo
βœ… CV professional ah
βœ… Codsi sax ah

Waxaad si sharci ah ugu codsan kartaa adigoo isticmaalaya baasaboorkaaga Soomaaliga ah.

Dalas Global Career Services waxay kaa caawisaa:

βœ” Diyaarinta CV heer caalami ah
βœ” Cover Letter sax ah
βœ” Habka codsiga sharciyeed
βœ” Hagid tallaabo-tallaabo ah

⚠️ Annagu shaqo toos ah ma bixinno, balse waxaan kaa caawinaa habka saxda ah ee codsiga.

πŸ“² Haddii aad rabto inaad ogaato dalalka ku habboon xirfaddaada, nala soo xiriir maanta.

Ramadaan Career Upgrade – Limited Offer πŸŒ™Bishan barakeysan, ku bilow mustaqbal cusub.Haddii aad beegsaneyso shaqo Gulf /...
21/02/2026

Ramadaan Career Upgrade – Limited Offer πŸŒ™

Bishan barakeysan, ku bilow mustaqbal cusub.

Haddii aad beegsaneyso shaqo Gulf / KSA, CV-gaagu waa inuu noqdaa mid heer caalami ah.

Dalas Global Career Services waxay bixisaa:

βœ… CV Professional (ATS Friendly – English)
βœ… Cover Letter Customized
βœ… Job Application Support
βœ… Hagid Email & diyaarinta codsi sax ah

πŸ’° Qiimaha caadiga ah: $199
πŸŒ™ Ramadaan Offer: $159

🚨 3 QOF OO KALIYA usbuucan.

⚠️ Ogaaw: Waxaan kordhinaa fursaddaada shaqo β€” go’aanka k**a dambaysta ah waa shirkadda.

πŸ“² WhatsApp hadda si aad u bilowdo.

Ma rabtaa shaqo dibadda ah?Ma ku wareersan tahay CV, cover letter, ama sida loo dalbado shaqo caalami ah?β€πŸ‘‰ Dalas Global...
16/02/2026

Ma rabtaa shaqo dibadda ah?
Ma ku wareersan tahay CV, cover letter, ama sida loo dalbado shaqo caalami ah?”

πŸ‘‰ Dalas Global Career Service waa adeeg kaa caawinaya:

βœ… Diyaarinta CV xirfad leh
βœ… Qorista Cover Letter sax ah
βœ… Raadin & dalab shaqo dibadda ah
βœ… Hagitaan immigration & talo shaqo

β€œHa lumin fursadaha kuu banaan!
Khubaro khibrad leh ayaa ku garab taagan.”

🌍 Waxaan kaa caawinaynaa shaqooyin sida:
– Health Care Aide
– Nurse
– Skilled Worker
– Iyo shaqooyin kale oo caalami ah

πŸ“ž La xiriir maanta
πŸ“² WhatsApp / page
Dalas Global Career Service

β€œGuushaada waa himiladeena!”

🌟 Ku Soo Dhawaada DALAS 🌟Waxaan si rasmi ah u bilaabaynaa boggeena cusub ee DALAS β€” halka aad ka heli karto adeegyo tayo...
13/02/2026

🌟 Ku Soo Dhawaada DALAS 🌟

Waxaan si rasmi ah u bilaabaynaa boggeena cusub ee DALAS β€” halka aad ka heli karto adeegyo tayo sare leh oo ku saabsan:

πŸ“„ CV & Resume Writing
πŸ“ Cover Letter Preparation
🌍 International Job Applications
🎯 Career Guidance & Professional Support

Ujeedkeenu waa inaan kaa caawino inaad gaarto heerka xiga ee noloshaada shaqo.

Haddii aad rabto CV professional ah oo shaqo kuu fura albaabyo cusub β€” nala soo xiriir maanta.

πŸ“© Fariin noo soo dir (Message Us)
πŸ“² WhatsApp: +252-611-665515

Mahadsanidiin dhammaan taageerada πŸ™Œ
Ku soo dhawaada safarka horumarka πŸš€

Address

144
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalas Global Career Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share