Xog-Ogaal Media

Xog-Ogaal Media waxad kala soco doontaa xog sugaan

Bashar waa dhiman Ballan weeye geeriduQofna baaqan maayee Alloow u nuuri buddiisa
31/07/2026

Bashar waa dhiman
Ballan weeye geeridu
Qofna baaqan maayee
Alloow u nuuri buddiisa

21/07/2026

Xolo waa dhusuq alle waxan idinkaa baryaa inaad badal qeyr badan heshaan

21/07/2026

DEG DEG dab xoogan Aya kakacay bakaro abdule shudeeya

14/07/2026

Hampalyo hampalyo DRZ Shankaroon iyo Dr bille gurkina gur qeyr guriniina gurinow gulow kaa yeel

14/07/2026

Abgaal iyo habargadirey bimaal kaa leexda

WAR SAXAAFADEED1.⁠ ⁠Wakiillo ka kala socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Nabad iyo Nolol ayaa kulan ku yeeshay maga...
08/07/2026

WAR SAXAAFADEED

1.⁠ ⁠Wakiillo ka kala socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Nabad iyo Nolol ayaa kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, 7-da Luulyo 2026.

2.⁠ ⁠Kulanka oo ku qabsoomay jawi deggan, waxa uu suurtageliyey in dhammaan dhinacyadu ay yeeshaan aragti isweydaarsi furan, hufan, isla markaana wax-ku-ool ah.

3.⁠ ⁠Dhinacyadu waxa ay ku heshiiyeen in la sii wado hannaanka wada-hadalka loo dhan yahay, iyada oo la hiigsanayo xaqiijinta xasilloonida siyaasadeed, amni iyo horumar baraare leh.

4.⁠ ⁠Dhinacyadu waxa ay Jamhuuriyadda Türkiye uga mahad celiyeen dowrka hagar la’aanta ah ee ay ka qaadatay fududeynta inta ay wadahadalladu socdaan

01/07/2026

Inaan caawa guul heyno
Luulyana ku ciideyno
Bisha Juun ciyaareyno
Bilaa cabsi ku dheeleyno
Wax ciyaar ku yimid ma ahoo
In colaadi loo rooraa ciidankeenu waa diidey.

Inaan farxad ku ceesheyno
Caalamkaan la jaanqaadno
Shicibkeenu ciil beeley
Wax ciyaar ku yimid ma ahoo
Inuu ruux carqaladeeyo ciidankeenu waa diidey

01/07/2026

Waa sax gar allaheeda ayay leedahaye

Waxa lagu doortay danaha somaliled iyo hormarkeeda

27/06/2026

Inow nolyahay aya naxariis ah

Address

Makka Al Mukarrama Street
Mogadishu

Telephone

+252615665920

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xog-Ogaal Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share