Xog-Ogaal Media

Xog-Ogaal Media waxad kala soco doontaa xog sugaan

24/05/2026

Ninka tabeele wada oo binaan baxaya oo dareenkiisa cabiraya ninkaa uu adkeysanla oo ay dhibey dad maa hogaamin kartite iska bax

16/05/2026

Adiga un isu jwdb Aya ladhaha sheekadan

29/04/2026

DEG DEG Madaxweyne Deni oo Amar adag siiyay Ciidamada Puntland

29/04/2026

Wabiyaa isu oomane inow wacatameeno wayo badan isgooben

29/04/2026

Hadii samiir wax lagu Helo Amma sabab kalgacal tahay

29/04/2026

Kulan udhaxeya besha calamka iyo mucaradka Aya manta lagu wada inow kaa dhicidoona xeyndaabka xalane

29/04/2026

Abuurti wacneede
Illahey sameeyey
Somalia ehede

18/03/2026

Qaar ka mid ah Qodobadii uu saaka ka hadlay , Madaxweyne Laftagareen

1-Cambaarayn diyaaradii shalay iyo saaka loo diiday inay u safraan baydhabo.

2-Diidmadii uu diiday madaxweyne xasan sheekh in doorasho ay qabsadaan ,isagoo dano gaar ka lahaa

3-Daad guraynta hubka la soo dhaxmarsiiyo daagaanada ay maamulaan alshabab laguna hubaynaayo dad dano gaar ah laga leeyahay si loo carqaladeeyo nabada deegaanadan.

4- Qofka loo socda aniga ma ihi ,ee waxaa loo socdaa burburinta jiritaanka reer konfur galbeed oo manta haysta nabad.

Xigasho Faysal Dhaayow

18/03/2026

Dowladeeda 5 nay ehed 3 way iga baxeen gacanteeda 2 laba ku haray

24/02/2026

Shalay maanta uu ekaa

Address

Makka Al Mukarrama Street
Mogadishu

Telephone

+252615665920

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xog-Ogaal Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share