Kulmiye

Kulmiye Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kulmiye, Business service, yaqshid, Mogadishu.

21/01/2021

Bootada reer xamar

16/05/2020

Saarku Waa Nuuc Ka Mid Ah Maansada Sheeg Abwanki Ugu Caansana Ee Tirinjiray ?

12/05/2020

Bari baa waxa dhacay tuulo yar oo ku taalo dalka Sweden oo dadka dagan ay isku xiran yihiin, isna caawiya ayaa Maalin maalmaha ka mid ah ragii tuulada deganaa oo dhan waxay isku raaceen in ay safar dalxiis ah oo dumarka kaliya ah u diraan Xaasaskooda kadibne dhamaan Xaasaskoodii waxay usoo kireeyeen hal Bas kadibne waxay dumarkii u direen Stockholm, markii uu baska dhowr saacadood sii maqan yahay ayay maqleen in baskii uu gadoomay kadibne dhamaan dumarkii baska saarnaa wey wada dhinteen, ragii murugo ayaa kasoo hartay laakiin mudo sadex bilood ah kadib way iskala qabsadeen ragii oo caadi ayay iska noqdeen, murugadiina way deysay, lkn Mid kamid ah raggii ayaa isaga oohin iyo murugo kaliya ku jira Markii dambe ragii ay xaasaskii ka dhinteen ayaa u yimid waxayna dhaheen war iska aamus Ma anagaa naga Jacayl badneed, anagaba xaasaskeena aadbaan u jeclayne? Markaas ayuu yiri waxaan u murugaysanahay oon la ooynayo Xaaskayga Baskaa ayaa katagay oo may dhiman. HHHH
(Arxasisanaa) fadlan hadii aad kaheshay sheekadaan like saar

09/05/2020

Kkkkk nin markuu dugaanaayo qalbigiisa xawilan

09/05/2020

Sheeko Qosol ah oo gaaban , oday reer baadiya ah ayaa u soo safaray magaalada bil Ramadaan walina ramadana ma u soo safrin magaalda .. habeenkii buu suuqa tagay masaajid lagu tukanayo ayuu arkay cishaa, markaasu is yiri la tuko yayna cishuhu ku dhaafine .. masajidkii buu jamaaca la xirtay ileen traawiix baa la tukanay. odaygii isagoo yaabsan buu dhameestay saladi masajidkii markuu ka soobaxay ayu arkay 3 oday oo is-wareesnaya mid ba yiri waar sixir barar baa dhacay ee sonkortii imisaad ku ogaydeen mid baa u jawaabay markaasu yiri 20 dolar markaas bu yiri hadda 40 ayay maraysa mid kale aya yiri oo baastada imisaad ku ogaydeen markaas buu mid kale u jaawabay oo yiri 10 dollar markaas buu yiri hada 20 ayay maraysa markaas buu intuu ku soo dhex dhacay odaygi baadiyaha aha odayaashi is wareesanayay ayu yiri waar salaadi cishaa ahayd imisaa rakco ayaad ku ogaydeen markaas bay odayaashii oo yaabsan u jawaabeen dee 4 rakco markaas buu yiri hada 23 rakco ayay maraysa wax kastiba way kaceen kkkkkkkkk

09/05/2020

Nin marqaansan ayaa waxa uu soo raacay bas waxa uu fariistay kursiga daaqada xiga daaqadana way u furnayd baskii marka uu dhaqaaqay ayaa waxaa jiray dabayl aad u xoogan koofi uu watay ninka marqaansan ayaa ka dhacday baskiina ma istaagin markaas ayuu lacag intuu jeebka ka soo bixiyay oo utuuray ayuu ku kuri koofidii baska dambe soo raac kkkk

06/05/2020

U isticmaal codkaaga naxariis, dhegahaaga wax kheyr leh inay maqlaan, gacmahaaga sadaqo, maskaxdaada runta, qalbigaaga jaceyl, jirkaaga oo dhan cibaado iyo Alle ka cabsi

29/04/2020

Asc asxabteyda qaliga ah ku soo dhawaada page keyga cusub

Address

Yaqshid
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kulmiye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kulmiye:

Share