Kaaftoon Genaral Services Ltd

Kaaftoon Genaral Services Ltd Kaaftoon uga kaaftoon howlo badan oo ay kaaga filan yihiin oo khibrad iyo xirfad sare kuugu qabanaay si fudud, qiima yar degdeg ah.

01/09/2021

Dhamaan ardayda ka qalinjabisay dugsiyada sare ee u fadhiistay imtixaanka waxaan ugu bishaareeneynaa in si sahlan aan shahaadooyinkoodi muddo gaaban guryahooda ugu keeni karno iyagoo qarash iyo waqti badan uusan ka dhumin una bareerin qatarta amni ee goobaha qaar ama waqti badan aysan ugu caajisin ama ugu laablaabanin.
Haddaba nala soo xariir si aan gacan kaaga siino:-
1. Helida dhalashada & sugnaanta
2. Shahaadada dowladda dhexe ee wasaaradda
3. Tasdiiqinta shahaadada ee wasaaradaha arimaha dibadda & waxbarashada
4. Warqada C.I.D ee hubinta & dambi la'aanta
5. Helida passport Soomaali waqti gaaban & si sahlan oo aadanaadan ku dhibtoon una kalahin.

Qancintaada waa qiimaha adeegeena "qiyam"!
Your satisfaction is our value.

Dhamaan adeegyada aad u baahan tahay ee ganacsi ama shaqsi ku hel dhaqsi iyo qiima jaban.Khubaro iyo Tayo ku xeeldheer 1...
06/06/2021

Dhamaan adeegyada aad u baahan tahay ee ganacsi ama shaqsi ku hel dhaqsi iyo qiima jaban.
Khubaro iyo Tayo ku xeeldheer
1. Fududeenta Adeegyada aqoonsiga
Sida dhalashada, C.I.D & Passports Soomaaliya, dalalka deriska.
2. Fududeenta soo iibinta, rarka iyo soo bixinta badeecadaha dalalka UAE, Turkey, Afrika iyo Asia fog.
3. Dhulalka iyo kireynta guryaha Muqdisho
4. Scholarships ama deeqo waxbarasho
5. Visa waxbarasho, caafimaad & dalxiis ee Wadamada:-
Turkey, Kenya, Uganda, Bangladesh, Pakistan, Malaysia, India, Thailand, Cyprus, Russia, Sudan, Masar, KSA, Qatar, South korea & South Africa.
6. Ticket dhamaan gobolada dalka & wadamada aduunka

Qancintaada waa farxadeena iyo shaqadeena!

Kaaftoon uga kaaftoon howlo badan oo ay kaaga filan yihiin oo khibrad iyo xirfad sare kuugu qabanaay si fudud, qiima yar degdeg ah.

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaaftoon Genaral Services Ltd posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kaaftoon Genaral Services Ltd:

Share