05/01/2026
University Kaabe ERP 🎓
Nidaam ERP casri ah oo dhamaystiran, loogu talagalay jaamacadaha si ay u maareeyaan ardayda, macallimiinta, maaliyadda iyo maamulka guud.
✅ Is-diiwaangelin Bille ah (Monthly Subscription)
✅ Qorshayaal ERP oo dabacsan
✅ Ammaan • La ballaarin karo • Lagu kalsoonaan karo
📲 Dalbo Demo bilaash ah
🌐 www.kaabe.co
📞 +252 63 672 3856