Saki mohamud

Saki mohamud Journalists

06/08/2024

Subxanllah😭😭

Hooyo soomaaliyeed

Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay weerar isugu jirey qaraxyo iyo weerar toos ah oo rag hubaysani ku qaadeen goo...
03/08/2024

Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay weerar isugu jirey qaraxyo iyo weerar toos ah oo rag hubaysani ku qaadeen goobo lagu caweeyo oo kuyaal xeebta Liido ee gobolka Benaadir, xilli ay ku damaashaadayeen boqolaal dhalinyaro Soomaaliyeed ah.

Goobaha caafimaadka magaalada Muqdisho ayaa la geeyey tiro badan oo dhaawacyo ah, inkastoo aysan jirin ilaa hadda cid xaqiijisay tirada rasmiga ah ee ku geeriyootey iyo inta ku dhaawacantay weerarka.

Taliska qaybta booliska gobolka Benaadir ayaa shaaciyey in la soo afmeeray weerarka isla markaana ay dileen malayshiyaadkii ka dagaalamayey goobta weerarka ayna fashiliyeen qaraxyo gaadiid la soo saaray oo lagu waxyeelayn lahaa shacabka magaalada Muqdisho.

Xildhibaan Maxamed Abiib oo katirsan Xildhibaanada SL ee diidan hab maamulka Madaxeayne Muuse Biixi ayaa maanta si weyn ...
20/07/2024

Xildhibaan Maxamed Abiib oo katirsan Xildhibaanada SL ee diidan hab maamulka Madaxeayne Muuse Biixi ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Boorama, xili ay Xukuumadda Soomaaliland isku dayeyso in ay Xasaanadda ka qaado.

Waxaan uga tacsiyeynayaa dhamaan umadda Soomaaliyeed geerida ku timid Sheekha Islaamka Sheekh Cismaan Xidig. Sheekhu wux...
20/07/2024

Waxaan uga tacsiyeynayaa dhamaan umadda Soomaaliyeed geerida ku timid Sheekha Islaamka Sheekh Cismaan Xidig.

Sheekhu wuxuu ahaa caalim kamid ah tiirarka aqooneed iyo khabiir culuumta kala duwan ee shareecada Islaamka.

Wuxuu ahaa fidiye dacwada islaamka, wuxuuna leeyahay kutub islaami ah.

Eebbe naxariistii Janno haka waraabiye, Ehel iyo Qaraabana Samir iyo iimaan haka siiyo.

Allaha unaxariistee Cabdi qani axmad diihaal oo loo garan ogyhay     ayaa ku geeryooday magaalada laasacaanood.Ninkaan a...
19/07/2024

Allaha unaxariistee Cabdi qani axmad diihaal oo loo garan ogyhay ayaa ku geeryooday magaalada laasacaanood.
Ninkaan ayaa u geeriyooday sida la sheegay Tooray lagu dhuftay.
Allah how naxariisto waxaa uu ahaa nin wax badan og oo waydaan dambe baraha bulshada kasoo muuqan jiray.
Waxa uu ahaa nin waxa badan og balse nin waalan loo haystsy.

Maryan Iyo qorshaha reerka.
22/04/2024

Maryan Iyo qorshaha reerka.

Sacuudiga iyo Jordan oo ah laba dal oo Carab ah ayaa la xaqiijiyey iney xalay ka qeyb galeen howlgalkii lagu difaacayay ...
14/04/2024

Sacuudiga iyo Jordan oo ah laba dal oo Carab ah ayaa la xaqiijiyey iney xalay ka qeyb galeen howlgalkii lagu difaacayay weerarkii Iraan ee lagu qaaday Yahuuda.

Mareykanka iyo Faransiiska ayaa doorka ugu weyn ka qaatay in Yahuuda laga difaaco gantaaladii ay Iraan kusoo riday.

Sidee u aragtaa ?

Iran ayaa dhawaaqday in ay soo gabagabaysay weerarkii ay ku qaaday Israa’iil Sida ay hada baahisay Warbaahinta gudaha Ii...
14/04/2024

Iran ayaa dhawaaqday in ay soo gabagabaysay weerarkii ay ku qaaday Israa’iil Sida ay hada baahisay Warbaahinta gudaha Iiraan..

Ciidamadda cirka Iiraan ayaa duqaymo saacado qaatay ka fuliyey gudaha israa'iil, dhimasho dhaawac iyo burbur hantiyeed ayaa jirta.

Qaramada Midoobay, Maraykenka iyo ingiriiska ayaa cambaareeyay Weerar aadka looga hadal hayo aduunka.

Dawladaha Carabta oo ay hogaaminayaan Jordan Qatar iyo Masar ayaa heegan buuxa galiyey Ciidamadooda Cirka.

Dhanka kale Qarax weyn ayaa laga maqlay gudaha Quddus-ta ay haysato Israa'iil, digniinaha gantaalaha ayaa yeedhaya magaalooyinka qaar,

waxa la werinayaa in gantaallaha Iiraan ay soo gaadheen hadda gudaha Israa'iil.
Saki mohamud

NASA ayaa Shaacisay Sawirkii ugu qurxoonaa ee Laga soo qaado meeraha Mars.
13/04/2024

NASA ayaa Shaacisay Sawirkii ugu qurxoonaa ee Laga soo qaado meeraha Mars.

M.w sheikh Sharif " aniga iyo m.w xasan sheikh waan heshin waynay.
13/04/2024

M.w sheikh Sharif " aniga iyo m.w xasan sheikh waan heshin waynay.

DEG DEG- Waxaa hada hawada sare ee magaalada Sinjar, Ciraaq lagu arkay walax iftiin badan bixinaysa oo aan la garanayn i...
12/04/2024

DEG DEG- Waxaa hada hawada sare ee magaalada Sinjar, Ciraaq lagu arkay walax iftiin badan bixinaysa oo aan la garanayn ilaa hada waxa ay tahay!

Sidoo kale warar ayaa sheegay in maanta Ruushku hawada u direy Gantaal. Dad aya sheegay in ay Soomaaliya ku arkeen iftiin kan.

Adigu magaalada aad joogto wax iftiin ah ma ku aragtay hawada?

Inta badan magaalooyinka soomaalida ayaa maanta waxaa kajiro kuleel xad dhaaf ah heerkula(degree) ayaa aad usareeya.Adig...
12/04/2024

Inta badan magaalooyinka soomaalida ayaa maanta waxaa kajiro kuleel xad dhaaf ah heerkula(degree) ayaa aad usareeya.
Adigu magaaladaa joogtid meeqo ayuu marayaa heer kulka ?

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saki mohamud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share