ASAS GROUP LTD

ASAS GROUP LTD Our core business is Construction, Interior design, Electrical Instillation and logistics

Life is a constant process of changing and growing; the job is never done.

๐ŸŒ™ Jumco Mubaarak โœจAllah ha inaga aqbalo ducada, cibaadada iyo camalka wanaagsan.
08/05/2026

๐ŸŒ™ Jumco Mubaarak โœจ

Allah ha inaga aqbalo ducada, cibaadada iyo camalka wanaagsan.

Arsenal vs Atlรฉtico MadridYaa guusha qaadanaya? ๐Ÿ‘€โšฝAragtidaada hoos ku muuji.
29/04/2026

Arsenal vs Atlรฉtico Madrid
Yaa guusha qaadanaya? ๐Ÿ‘€โšฝ
Aragtidaada hoos ku muuji.

29/04/2026

Habeen Qadrin iyo Bilic Leh

Arsenal vs Manchester City โ€“ yaa qaadan doona 3-da dhibcood? ๐Ÿ‘€
19/04/2026

Arsenal vs Manchester City โ€“ yaa qaadan doona 3-da dhibcood? ๐Ÿ‘€

Jimco Mubarak. Ilaahay ha kuu fududeeyo wax walba oo aad rajaynayso.๐Ÿคฒ
16/04/2026

Jimco Mubarak. Ilaahay ha kuu fududeeyo wax walba oo aad rajaynayso.๐Ÿคฒ

Jimco Mubaarak Alle ha inaga aqbalo ducada, hana inaga yeelo kuwa kaa faaiideysta kheyrka Maalintaan. ๐ŸŒ™โœจ
09/04/2026

Jimco Mubaarak Alle ha inaga aqbalo ducada, hana inaga yeelo kuwa kaa faaiideysta kheyrka Maalintaan. ๐ŸŒ™โœจ

Jimco Kareem. Rabbi hanoo wada furo albaabada Rizqiga, Caafimaadka iyo Guusha.๐ŸŒ™
02/04/2026

Jimco Kareem. Rabbi hanoo wada furo albaabada Rizqiga, Caafimaadka iyo Guusha.๐ŸŒ™

Hambalyo dhamaan Muslimiinta Munaasabadda Ciidul Fitriga.Ciidda waa fursad aan ku muujinno jacaylka iyo walaalnimada.Ila...
19/03/2026

Hambalyo dhamaan Muslimiinta Munaasabadda Ciidul Fitriga.
Ciidda waa fursad aan ku muujinno jacaylka iyo walaalnimada.
Ilaahay ha naga aqbalo soonka iyo camalka wanaagsan.

18/03/2026

๐ŸŒ™โœจ ASAS GROUP LTD Afur Wadareed โœจ๐ŸŒ™

Shirkadda ASAS GROUP LTD waxay si sharaf leh u qabatay casho iyo Afur Wadareed oo ay isugu yimaadeen shaqaalaha, Maamilulka, iyo asxaabta qiimaha leh ee shirkadda. ๐Ÿค

Kulankan wuxuu muujinaayay ruuxda dhabta ah ee bisha barakeysan ee Ramadan ee midnimada, is-jacaylka, iyo wadajirka. Intii aan wada afureynay, waxey noo aheyd is arag iyo is xog wareeysi xoojinaayay xiriirkeena iyo himiladeena wadajirka ah ee horumarka iyo guusha.

Ilaahay ha inaga aqbalo Soonka iyo Camalka wanaagsan, hana inagu gaarsiiyo barwaaqo iyo nabad. ๐ŸŒ™

๐ŸŒ™โœจ ASAS GROUP LTD   Afur Wadareed โœจ๐ŸŒ™Shirkadda ASAS GROUP LTD waxay si sharaf leh u qabatay casho iyo Afur Wadareed oo ay...
17/03/2026

๐ŸŒ™โœจ ASAS GROUP LTD Afur Wadareed โœจ๐ŸŒ™

Shirkadda ASAS GROUP LTD waxay si sharaf leh u qabatay casho iyo Afur Wadareed oo ay isugu yimaadeen shaqaalaha, Maamilulka, iyo asxaabta qiimaha leh ee shirkadda. ๐Ÿค

Kulankan wuxuu muujinaayay ruuxda dhabta ah ee bisha barakeysan ee Ramadan ee midnimada, is-jacaylka, iyo wadajirka. Intii aan wada afureynay, waxey noo aheyd is arag iyo is xog wareeysi xoojinaayay xiriirkeena iyo himiladeena wadajirka ah ee horumarka iyo guusha.

Ilaahay ha inaga aqbalo Soonka iyo Camalka wanaagsan, hana inagu gaarsiiyo barwaaqo iyo nabad. ๐ŸŒ™

Ramadan Mubarak. Alle hanaga dhigo kuwii ka faa'iideysta kheyrka Bishaan barakeysan.
17/02/2026

Ramadan Mubarak. Alle hanaga dhigo kuwii ka faa'iideysta kheyrka Bishaan barakeysan.

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ASAS GROUP LTD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to ASAS GROUP LTD:

Share