KAAFI POWER energy solutions ltd

  • Home
  • KAAFI POWER energy solutions ltd
Call Contact the business

KAAFI POWER energy solutions ltd kaafi power energy solutions LTD waa hoyga solar system iyo solar gilinta guriyaha gabaha ganacsiga iyo warshidaha wellcom kaafi power energy LTD

Waxaan idin kenay safarkii cusba aad wada sugeyseyn!Sida solar module clamps lo isticmaali karo  solar sturcturs KAAFI  ...
26/09/2026

Waxaan idin kenay safarkii cusba aad wada sugeyseyn!

Sida solar module clamps lo isticmaali karo solar sturcturs
KAAFI POWER ENERGY SOLUTIONS LTD
waxay ku heysaa All Accessories solar sida
✅Mid clamps

✅ End clamps

✅Heer sare ah

Macamiil Dalbo oo hada hel

Si aad u hesho macluumaad dheeri ah, naga soo wac
ama WhatsApp:
📞 614453113
📞628255185



16/09/2026

Solar System awoodiiso gaarayso 7.5KW oo loogu talagalay in uu tamar siiyo bamka ceelasha biyaha ilaa 200m-120m ah (10HP Solar Water Pump) oo aan ka fuliney Deganka buur dhuxunle ee Gobalka bakool Somali,

Maku daashah biyo cariiri iyo shidaal qaali ah ?
Waa waqtigii aad la jaanqadi lahayd tamarta Quraxada ama cadceda 🌙

U wareeg isticmaalka tamarta dabiiciga ah oo ka naso kharshaadka karoontada iyo shidaal ka joogtada ah!

Marka aad dooraneyso qalab solar, dooro mid la hubo, dooro
(KAAFI POWER energy solutions LTD)

Nagula so xariir what's up 0614453113
Ama WhatsApp



Waxaan idin kenay safarkii cusba aad wada sugeyseyn!Ku raaxeyso tamarta qoraxda adigoo isticmaalaya DC Cables solar Ener...
01/09/2026

Waxaan idin kenay safarkii cusba aad wada sugeyseyn!
Ku raaxeyso tamarta qoraxda adigoo isticmaalaya DC Cables solar Energy
KAAFI POWER ENERGY SOLUTIONS LTD
waxay kuu heysaa DC Cable laga bilaabo 4mm 6mm ilaa 10mm - ku habboon solar-kaaga iyo qalab elektaroonig ah.

✅Dabacsan

✅Adkaysi leh

✅Heer sare ah

Macamiil Dalbo oo hada hel

Si aad u hesho macluumaad dheeri ah, naga soo wac
ama WhatsApp:
📞 614453113
📞628255185



Dhaman macamishena sharafta badan waxaan markale  idin kenay furiyaasha DC ah MCCB 250A 125A 4pol iyo 2pol switch DC kuw...
22/08/2026

Dhaman macamishena sharafta badan waxaan markale idin kenay furiyaasha DC ah MCCB 250A 125A 4pol iyo 2pol switch DC kuwaas loga Talagaley fuyus Battery switch management oo ah higher Voltage ⚡
Hadaba hadii aad danayneyso fadanlan Nagula so xariir what up numbar 61 4453113

KAAFI POWER ENERGY SOLUTIONS LTD ✅

Jimco Mubarak dhammaan macaamiisheena qaaliga ah!KAAFI POWER ENERGY SOLUTIONS LTD waxay u heellan tahay adeegidda bulsha...
21/08/2026

Jimco Mubarak dhammaan macaamiisheena qaaliga ah!

KAAFI POWER ENERGY SOLUTIONS LTD waxay u heellan tahay adeegidda bulshada Soomaaliyeed
Horumar, xalal waxtar leh, iyo kalsooni waarta.

From all of us at KAAFI POWER energy solutions LTD ✅

*WAA MAXAY SOLAR COMBINER BOX? MAXAAYSE QABATAA?*Haddii aad leedahay solar panels badan (2, 3, 4,5 ama 6 strings), waxaa...
05/08/2026

*WAA MAXAY SOLAR COMBINER BOX? MAXAAYSE QABATAA?*

Haddii aad leedahay solar panels badan (2, 3, 4,5 ama 6 strings), waxaad u baahan tahay Solar Combiner Box si nidaamkaagu u noqdo mid ammaan ah oo xirfadeysan.
🔋 Solar Combiner Box
1-way 2-Way | 3-Way | 4-Way | 5-Way & 6-wey & 8-wey and 10 way

🔎 Maxay Qabataa?
✅ Waxay isku dartaa dhammaan solar panel strings hal main output ah
✅ Waxay leedahay Fuse gaar ah string walba
✅ Waxay leedahay Breaker protection buuxa
✅ Waxay ka hortagtaa short circuit & dab khatar ah
✅ Waxay nidaamisaa fiilooyinka si nadiif ah

🔒 Faa’iidooyinka Uu Leeyahay
✔️ Badbaado 100% nidaamkaaga
✔️ Ilaalinta inverter-ka iyo solar panels-ka
✔️ Dayactir fudud haddii cilad timaado
✔️ Nidaam qurux badan oo xirfad leh
✔️ Ku habboon guryaha, ganacsiyada & mashruucyada waaweyn

⚠️ Ha sugin ilaa inverter-ku gubto ama cilad dhacdo.
Ku rakib Combiner Box si aad u hesho nidaam ammaan ah oo cimri dheer.
📞 Nala soo xiriir hadda: 0614453113
📍 Goobta: Bakara Market, Muqdisho
Tayo la hubo. Badbaado la xaqiijiyey.

KAAFI POWER ENERGY SOLUTIONS LTD ✅

KAAFI POWER ENERGY SOLUTIONS LTD  waxay kuu keentay  All Solar Accessories- Solar connectors MC4 connectors & MC5 parall...
02/08/2026

KAAFI POWER ENERGY SOLUTIONS LTD
waxay kuu keentay All Solar Accessories- Solar connectors
MC4 connectors & MC5 parallel connectos & Isolators, iyo Fuses,
Oo loga Tala galay All Accessories solar connectios

Technical engineering so dhowada gacno furan

Chose quality Chose KAAFI POWER ENERGY SOLUTIONS LTD

Nagala soo xariir: / : 61 4453113




30/07/2026

?
Waa waqtigii aad la jaanqadi lahayd tamarta Quraxada ama cadceda 🌙

U wareeg isticmaalka tamarta dabiiciga ah oo ka naso kharshaadka karoontada iyo shidaal ka joogtada ah!

Marka aad dooraneyso qalab solar, dooro mid la hubo, dooro KAAFI POWER energy solutions

Nagula so xariir what's up 61 4453113

KAAFI POWER ENERGY SOLUTIONS LTD ✅



Mudane Macmiil Soo dhawoow Waxaa idin keenay      yadii loga Tala galey  Solar systems kala duwan  kuwaas oo loga tala g...
28/07/2026

Mudane Macmiil Soo dhawoow Waxaa idin keenay yadii loga Tala galey Solar systems kala duwan kuwaas oo loga tala galay inay ka Difacaan invertor Dabka ku dhic lahaa protected✅



✅Circuit barcer 4pol 250A
✅Circuit barcer 4pol 125A
✅Circuit barcer 2pol 125A
✅Circuit barcer 2pol 63A
✅️Circuit barcer 2pol 32A
✅️Circuit barcer 1pol 16A

KAAFI POWER ENERGY SOLUTIONS LTD
Ayaa idinku diyaarsan ee dalbo oo hadabhel

Fadlan Macmiil wixii faahfahin ah kala Xiriir WhatsApp 61 61 4453113

    Solar System awoodiiso gaarayso 7.5KW oo loogu talagalay in uu tamar siiyo bamka ceelasha biyaha ilaa 200m-120m ah  ...
28/06/2026

Solar System awoodiiso gaarayso 7.5KW oo loogu talagalay in uu tamar siiyo bamka ceelasha biyaha ilaa 200m-120m ah (10HP Solar Water Pump) oo aan ka fuliney Degmada Teyeglow ee Gobalka bakool Somali,

Maku daashah biyo cariiri iyo shidaal qaali ah ?
Waa waqtigii aad la jaanqadi lahayd tamarta Quraxada ama cadceda 🌙

U wareeg isticmaalka tamarta dabiiciga ah oo ka naso kharshaadka karoontada iyo shidaal ka joogtada ah!

Marka aad dooraneyso qalab solar, dooro mid la hubo, dooro
(KAAFI POWER energy solutions LTD)

Nagula so xariir what's up 0614453113
Ama WhatsApp



Address

KMZ

Telephone

+252628255185

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KAAFI POWER energy solutions ltd posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to KAAFI POWER energy solutions ltd:

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed business?

Share