Matrix CVS

Call Website Contact the business

Matrix CVS AlertIing today for a better tommorow

Matrix CVS waxay kuu soo bandhigaysaa ๐‡๐จ๐ญ๐ž๐ฅ ๐“๐จ๐ฎ๐œ๐ก ๐’๐œ๐ซ๐ž๐ž๐ง ๐ƒ๐ข๐ฌ๐ฉ๐ฅ๐š๐ฒ casri ah oo si gaar ah loogu talagalay in uu kor u qaad...
15/06/2026

Matrix CVS waxay kuu soo bandhigaysaa ๐‡๐จ๐ญ๐ž๐ฅ ๐“๐จ๐ฎ๐œ๐ก ๐’๐œ๐ซ๐ž๐ž๐ง ๐ƒ๐ข๐ฌ๐ฉ๐ฅ๐š๐ฒ casri ah oo si gaar ah loogu talagalay in uu kor u qaado adeegga iyo raaxada martidaada.

โœจ Faaโ€™iidooyinka ugu waaweyn:
โ€ข Kontorool fudud oo hal taabasho ah
โ€ข โ€œDo Not Disturbโ€ & โ€œClean Upโ€ system
โ€ข Kor u qaadista muuqaalka iyo sumcadda hotel-kaaga
โ€ข Teknoolojiyad casri ah oo ammaan iyo hufnaan leh

๐Ÿ’ผ Ku habboon huteel kasta oo doonaya inuu noqdo mid casri ah oo tartan la gala kuwa kale.

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta si aad u dalbato:
+252 610 652222
+252 610 562222
Goobta: Wadada Makka Almukarama Road, TCC Build Muqdisho



  Door Lock โ€“ Wa Amni casri ah oo kuu dhoola-caddeyn kartid!Ka gudub furayaasha badnaa..Hadda gurigaaga waxaad ku furays...
14/06/2026

Door Lock โ€“ Wa Amni casri ah oo kuu dhoola-caddeyn kartid!
Ka gudub furayaasha badnaa..
Hadda gurigaaga waxaad ku furaysaa far-taabasho, code ama app โ€“ si deggan oo qurux badan.

โœ”๏ธ Amni adag oo aan la jabin karin
โœ”๏ธ Muuqaal casri ah oo gurigaaga u qurxinaya
โœ”๏ธ Digniin marka qof isku dayo inuu furo
โœ”๏ธ Furitaan degdeg ah oo aan daah lahayn

Gurigaaga ilaali, noloshaadana fudude ka dig furaha gurigaaga hal taabasho kaliya! โœจ๐Ÿ”
wixi fahfahin dheeri ah naga soo xariir
๐Ÿ“ž Naga soo wac: +252610562222 / +252610652222
๐ŸŒ Booqo boggayaga: www.matrixcvs.net
๐Ÿ“ Goobta: Wadada Makka Almukarama, Muqdisho - Soomaaliya



Waxaad naga helaysaan ๐—–๐—–๐—ง๐—ฉ ๐—ฐ๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ oo isugu jiro nuucyo kala duwan kuwaas oo aad u isticmaali karto gurigaaga,hotel kaaga...
13/06/2026

Waxaad naga helaysaan ๐—–๐—–๐—ง๐—ฉ ๐—ฐ๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ oo isugu jiro nuucyo kala duwan kuwaas oo aad u isticmaali karto gurigaaga,hotel kaaga,xaafiiskaaga,goobaha shaqada iyo wixii lamid ah.

Wixii faah-faahim ah nagala soo xariir:
Telephon: 0610562222
WhatsApp:+252 61 0652222




Macamiil Waxa Idin Hayna Mashiinka Baarista ee Casriga ah waa nidaam amni oo horumarsan oo loo isticmaalo si loo ogaado ...
07/06/2026

Macamiil Waxa Idin Hayna Mashiinka Baarista ee Casriga ah waa nidaam amni oo horumarsan oo loo isticmaalo si loo ogaado si degdeg ah oo sax ah waxyaabaha mamnuuca ah ee ku jira boorsooyinka, shixnadaha, ama dadka, gaar ahaan meelaha baarista sida garoomada diyaaradaha, xarumaha dowladda, ama munaasabadaha dadweynaha.

Mashiinkani wuxuu adeegsadaa tignoolajiyada casriga ah sida Sirdoonka Artificial (AI), Barashada Mashiinka (ML), aragtida kombuyuutarka, iyo sawir-qaadis horumarsan si uu u bixiyo falanqeyn waqtiga-dhabta ah iyo ogaanshaha khatarta si hufan.

Wixii faah-faahim ah nagala soo xariir:
๐Ÿ“ž Naga soo wac: +252610562222 / +252610652222
๐ŸŒ Booqo boggayaga: www.matrixcvs.com
๐Ÿ“ Goobta: Wadada Makka Almukarama Road, TCC Build Muqdisho - Soomaaliya

๐–๐š๐ฅ๐ค ๐“๐ก๐ซ๐จ๐ฎ๐ ๐ก ๐Œ๐ž๐ญ๐š๐ฅ ๐ƒ๐ž๐ญ๐ž๐œ๐ญ๐จ๐ซ-๐ค๐šwaxaa loo isticmaalaa in lagu ogaado oo lagu baaro hubka iyo biraha kale ee khatarta leh e...
02/06/2026

๐–๐š๐ฅ๐ค ๐“๐ก๐ซ๐จ๐ฎ๐ ๐ก ๐Œ๐ž๐ญ๐š๐ฅ ๐ƒ๐ž๐ญ๐ž๐œ๐ญ๐จ๐ซ-๐ค๐š
waxaa loo isticmaalaa in lagu ogaado oo lagu baaro hubka iyo biraha kale ee khatarta leh ee qofka la socdo marka uu marayo albaab ama goob ammaan ah. Waxaa si weyn looga adeegsadaa meelo badan, sida: Garoomada diyaaradaha: Xarumaha dawladda: Goobaha laga dukaameysto (malls)

:wixii fahfahin intaas dheeri ah nagala soo xariir...
Naga soo wac: +252610562222 / +252610652222
Booqo boggayaga: www.matrixcvs.net
Goobta: Wadada Makka Almukarama, Muqdisho - Soomaaliya




Ciidul Adxaa MubaarakMunaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa awgeed, waxaan hambalyo diirran u direynaa dhammaan Muslimi...
26/05/2026

Ciidul Adxaa Mubaarak

Munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa awgeed, waxaan hambalyo diirran u direynaa dhammaan Muslimiinta caalamka.
Ilaahay ha naga aqbalo cibaadada iyo camalka wanaagsan, hana idinku mannaysto nabad, caafimaad iyo barwaaqo.



๐—จ๐—ป๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฉ๐—ฒ๐—ต๐—ถ๐—ฐ๐—น๐—ฒ ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ต ๐—–๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎTeknoolojiyadda ugu sahlan ee kaa caawinaysa in aad si fudud uga baarto hoosta gaadiidka. Amm...
26/05/2026

๐—จ๐—ป๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฉ๐—ฒ๐—ต๐—ถ๐—ฐ๐—น๐—ฒ ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ต ๐—–๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ

Teknoolojiyadda ugu sahlan ee kaa caawinaysa in aad si fudud uga baarto hoosta gaadiidka. Ammaan, hufan, oo lagu kalsoonaan karo.

Wax fahfahin intaas ka dheeri nagala soo xiriir:
๐Ÿ“ž +252610652222
๐ŸŒ www.matrixcvs.com

๐Ÿ“ Makka Almukarama Road, Taleh TCC BUILD, Muqdisho - Somalia




Ku xakamee albaabkaaga si fudud oo casri ah adigoo adeegsanaya ๐•๐ข๐๐ž๐จ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐œ๐จ๐ฆ ๐’๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ ee isku daraya ammaan, raaxo, iyo t...
24/05/2026

Ku xakamee albaabkaaga si fudud oo casri ah adigoo adeegsanaya ๐•๐ข๐๐ž๐จ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐œ๐จ๐ฆ ๐’๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ ee isku daraya ammaan, raaxo, iyo teknoolojiyad sare.

โœ… Furitaan kaar, password & face unlock
๐Ÿ“ฑ Remote unlock & mobile app
๐Ÿ”” Alarm integration
๐ŸŽฅ Video & audio call (HD 1024ร—600)
๐ŸŽ™๏ธ 2-way audio

Ku habboon guryaha, xafiisyada, hoteellada, iyo xarumaha ganacsiga.

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir:
+252610652222 / +252610562222
๐ŸŒ www.matrixcvs.com

๐Ÿ“ง [email protected]

๐Ÿ“ Makka Al-mukarama Road, Taleex โ€“ TCC BUILD, Muqdisho

Macaamil Waxaa Ku Keenay   System tayo sare leh oo ku habboon ganacsiyada iyo guryaha labadaba.๐Ÿ”น Ku rakibid degdeg ah๐Ÿ”น S...
21/05/2026

Macaamil Waxaa Ku Keenay System tayo sare leh oo ku habboon ganacsiyada iyo guryaha labadaba.

๐Ÿ”น Ku rakibid degdeg ah
๐Ÿ”น Shaqaale khubaro ah (Expert Employees)
๐Ÿ”น Qiimo jaban oo la awoodi karo
๐Ÿ”น Fursad Installment (Lacag Qayb Qayb ah)
๐Ÿ”น Kalsooni & adeeg dammaanad leh

Haddii aad rabto:
โœ… Inaad hoos u dhigto kharashka korontada
โœ… Inaad hesho tamar joogto ah oo la isku halayn karo
โœ… Inaad maalgeliso mustaqbal waara

๐Ÿ‘‰ Matrix CVS waa xalkaaga saxda ah!

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta
๐Ÿ“ Makka Al-Mukarrama Road, TCC Build, Muqdisho โ€“ Soomaaliya

Isticmaalka ๐‡๐š๐ง๐-๐‡๐ž๐ฅ๐ ๐Œ๐ž๐ญ๐š๐ฅ ๐ƒ๐ž๐ญ๐ž๐œ๐ญ๐จ๐ซ ee Amniga: Hubinta iyo Ilaalinta Goobaha Muhiimka ah .wixii fahfahin intaas dheeri ...
18/05/2026

Isticmaalka ๐‡๐š๐ง๐-๐‡๐ž๐ฅ๐ ๐Œ๐ž๐ญ๐š๐ฅ ๐ƒ๐ž๐ญ๐ž๐œ๐ญ๐จ๐ซ ee Amniga: Hubinta iyo Ilaalinta Goobaha Muhiimka ah .
wixii fahfahin intaas dheeri ah nagala soo xariir...
๐Ÿ“ž Naga soo wac:
+252610562222 / +252610652222
๐ŸŒ Booqo boggayaga:
www.matrixcvs.com
๐Ÿ“ Goobta:
Wadada Makka Almukarama, Muqdisho - Soomaaliya



Address

Taleh Junction/TCC Building
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252610652222

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Matrix CVS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Matrix CVS:

Shortcuts

Share