Puntland research and consultancy

Puntland research and consultancy Adeeg hufan iyo amaano

07/11/2025
Kiisaska dabeecadda madaniga ah ama uu xukumo sharciga madaniga ah iyo kuwa la xidhiidha, sida: arrimaha muranka hantida...
27/09/2024

Kiisaska dabeecadda madaniga ah ama uu xukumo sharciga madaniga ah iyo kuwa la xidhiidha, sida: arrimaha muranka hantida ma-guurtada ah, sheegashooyinka maaliyadeed, magdhowga, arrimaha la xidhiidha qandaraasyada kiraynta, arrimaha la xidhiidha qandaraasyada dhismaha injineernimada, la xidhiidha qandaraasyada iibka, iyo arrimaha guud ee qandaraasyada iyo waajibaadka.

Sharciga madaniga ahi waxa uu ujeedadiisu tahay in la gaadho cadaalad iyo sinaanta shaqsiyaadka dhexdooda, dammaanad qaa...
27/09/2024

Sharciga madaniga ahi waxa uu ujeedadiisu tahay in la gaadho cadaalad iyo sinaanta shaqsiyaadka dhexdooda, dammaanad qaado xuquuqdooda iyo ilaalinta danahooda. Xeerka madaniga ahi waxa uu leeyahay astaamo dhawr ah oo uu kaga duwan yahay waaxyaha kale ee sharciga, waxaana ka mid ah: ยท Mawduuca: Xeerka madaniga ahi waxa uu nidaamiyaa xidhiidhka gaarka ah ee u dhexeeya shakhsiyaadka, si ka duwan sharciga dadweynaha, kaas oo nidaamiya xidhiidhka ka dhexeeya dawladda iyo shakhsiyaadka.

Waa maxay muhiimada sharcigu waa in uu ka caawiyo sugida amniga bulshada iyo ilaalinta hab-nololeed caafimaad qaba, halk...
27/09/2024

Waa maxay muhiimada sharcigu waa in uu ka caawiyo sugida amniga bulshada iyo ilaalinta hab-nololeed caafimaad qaba, halkaas oo xubnaha bulshadu ay ixtiraamaan xeerarka, sharciga, iyo xuquuqda iyo waajibaadka shakhsi ahaaneed.

07/06/2024

''Talo adigaa ku nool ee iyadu kuguma noola''

BARO/sharciga

Bismillaahi Al-raxmaan Al-raxiimDadka reer Puntland oo idil waxaan ugu hambalyeynayaa doorashada maanta inoo qabsoomtay ...
08/01/2024

Bismillaahi Al-raxmaan Al-raxiim

Dadka reer Puntland oo idil waxaan ugu hambalyeynayaa doorashada maanta inoo qabsoomtay oo muujisay bisaylkeenna siyaasadeed, midnimadeenna iyo wadajirkeenna.

fadlan share dheh
10/08/2023

fadlan share dheh

Ma tahay arday jaamacada dhameeyey ?Ma ku dhibantahy qorista buuga qalin jabinta ?Matahy arday sharia ama carabiga dhigt...
02/05/2022

Ma tahay arday jaamacada dhameeyey
?
Ma ku dhibantahy qorista buuga qalin jabinta ?
Matahy arday sharia ama carabiga dhigta ?
Haday jawaabtu tahy ha
PRC waxay ku haysa adeeg hufan oo kalsooni leh.

01/05/2022

Guushu wa dadaal.

01/05/2022

Kalsoonida nafta waa guushaada.

Address

Mogadishu
0000

Telephone

+252906834087

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland research and consultancy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share