28/07/2025
🚀 Tayo Soor Cargo And Tech – Hal-abuurka Teknolojiyadda Casriga ah iyo Gaadiidka Caalamiga ah!
Ku soo dhawoow bogga rasmiga ah ee Tayo Soor Cargo And Tech! Waxaan kuu keenaynaa qalab casri ah oo tayo sare leh sida smart watches, earbuds, iyo agabyo kale oo teknolojiyadeed — iyo sidoo kale adeegyo kargo oo lagaaga soo qaadayo daafaha dunida.
✨ Waxaan aaminsanahay in tayada, tiknoolajiyada iyo adeegyada is gaarsiintu la isku dari karo si loo helo adeeg kuu qalma.
✅ Qiimo macquul ah
✅ Badeeco rasmi ah oo tayo leh
✅ Damaanad iyo adeeg hufan
📦 Waxaan bixinaa adeeg degdeg ah gudaha dalka iyo dibadda
👉 Ku xidhnow si aad u hesho:
📲 Alaab cusub
💰 Qiimo dhimis
🛒 Dalab online ah
Tayo Soor Cargo And Tech – Tayadaadu Waa Mudnaantayada!