Daacad Design

Call Contact the business

Daacad Design Ku soo dhawoow walaal Gacma furan iyo Qalbi Saafi ah Hoyga Nashqadeynta & Dabacaada Ee Daacad Design

๐ŸŒ™ JUMCO MUBAARAK ๐ŸŒฟุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ุนู„ู‰ ู†ุจูŠู†ุง ู…ุญู…ุฏ ๏ทบAlle ha inoo dhigo Jumco barako leh, dembi dhaaf leh, ducadeennana ha in...
30/07/2026

๐ŸŒ™ JUMCO MUBAARAK ๐ŸŒฟ

ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ุนู„ู‰ ู†ุจูŠู†ุง ู…ุญู…ุฏ ๏ทบ

Alle ha inoo dhigo Jumco barako leh, dembi dhaaf leh, ducadeennana ha inoo aqbalo.

Ha illoobin:
๐Ÿคฒ Ducada
๐Ÿ“– Akhriska Suuratul Kahf
๐ŸŒน Salliga Nabiga ๏ทบ oo la badiyo

Jumco Wanaagsan dhammaantiin. Alle ha inagu mannaysto kheyrka adduun iyo aakhiro. Aamiin. ๐Ÿค

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐Ÿฎ๐Ÿฒ-๐—ธ๐—ฎ ๐—๐˜‚๐˜‚๐—ป Maalinta Gobonnimada Soomaaliya. ๐—”๐—น๐—น๐—ฒ ๐—ต๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ผ๐˜„๐—ฟ๐—ผ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ.
26/06/2026

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐Ÿฎ๐Ÿฒ-๐—ธ๐—ฎ ๐—๐˜‚๐˜‚๐—ป Maalinta Gobonnimada Soomaaliya. ๐—”๐—น๐—น๐—ฒ ๐—ต๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ผ๐˜„๐—ฟ๐—ผ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ.

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐! ๐ŸŒ™๐ŸŽ‰ Dhammaan Ummadaha Muslimiinta ah gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa farxadda ...
19/03/2026

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐! ๐ŸŒ™๐ŸŽ‰

Dhammaan Ummadaha Muslimiinta ah gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa farxadda ๐‚๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐…๐ข๐๐ซ๐ข.

Ilaahay ha inaga aqbalo Soonkii, Salaaddii iyo Cibaadadii aan soo gudanay ๐Ÿคฒโค๏ธ
Maalintaan barakeysan waxaan idiin rajeynayaa:
๐Ÿ’– Farxad joogto ah
๐Ÿ’– Nabad & Barwaaqo
๐Ÿ’– Caafimaad iyo Nolol Wanaagsan

ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ. ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุงุนู…ุงู„

Daacad Design

Bisha Barakeysan ee  Ramadaan waa bishii naxariista, dembi dhaafka, iyo kheyrka badan. Waa waqti qalbiyadu u jeestaan ci...
17/02/2026

Bisha Barakeysan ee Ramadaan waa bishii naxariista, dembi dhaafka, iyo kheyrka badan. Waa waqti qalbiyadu u jeestaan cibaado, is-cafis, iyo samafal. Soonku ma aha oo kaliya gaajo iyo harraad, balse waa sabar, edeb, iyo isku day inaan noqono kuwo ka wanaagsan sidii h**e.
Ilaahay ha naga dhigo kuwa ka faaโ€™iideysta fadliga Ramadaanka, ducadoodana la aqbalo, qalbiyadoodana la daahiriyo.
Ramadaan Kariim ๐ŸŒ™โœจ

๐ŸŒ™ Jumcadii Ugu Dambeysay ee Shacbaan โ€“ Jumco Mubaarak ๐ŸŒ™Waa fursad qaali ah oo aan ku xoojinno ducada, towbada iyo camalk...
13/02/2026

๐ŸŒ™ Jumcadii Ugu Dambeysay ee Shacbaan โ€“ Jumco Mubaarak ๐ŸŒ™
Waa fursad qaali ah oo aan ku xoojinno ducada, towbada iyo camalka wanaagsan,
annagoo isu diyaarinayna bishii barakaysnayd ee Ramadaan ๐Ÿคฒโœจ
Ilaahay ha inaga dhigo kuwo gaara Ramadaan caafimaad iyo iimaan buuxa,
hana inoo aqbalo camalkeenna suuban.
๐Ÿ’ซ Jumco barako leh dhammaan ummadda Muslimiinta ๐Ÿ’ซ
Daacad Design

Jumco Mubaarak Ilaahay ha inoo aqbalo camalka suuban,hana inaga dhigo kuwo qalbiyadoodu nadiif yihiin ๐ŸคฒMaanta ha noqoto ...
06/02/2026

Jumco Mubaarak
Ilaahay ha inoo aqbalo camalka suuban,
hana inaga dhigo kuwo qalbiyadoodu nadiif yihiin ๐Ÿคฒ
Maanta ha noqoto maalin barako, nabad iyo rajo cusub
Jumco Wanaagsan dhammaan bahda Daacad Design



08/01/2026

"Ugu imow waqti gaaban
Iyo qiima ku raali giliyo "
Daacad Design

๐—๐˜‚๐—บ๐—ฐ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ปAkhri Suratul Kahf maalinta Jimcaha waxay leedahay ajar iyo nuur u ifaaya qofka ilaa Jimcaha dambe.      ...
26/12/2025

๐—๐˜‚๐—บ๐—ฐ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป
Akhri Suratul Kahf maalinta Jimcaha waxay leedahay ajar iyo nuur u ifaaya qofka ilaa Jimcaha dambe.

"Ugu imow waqti gaaban
Iyo qiima ku raali giliyo "
By DabacaaddaDaacad Design

Daacad Design

๐—๐—œ๐— ๐—–๐—ข ๐—ช๐—”๐—ก๐—”๐—”๐—š๐—ฆ๐—”๐—ก
30/10/2025

๐—๐—œ๐— ๐—–๐—ข ๐—ช๐—”๐—ก๐—”๐—”๐—š๐—ฆ๐—”๐—ก

Address

Howlwadaag
Mogadishu
0000

Telephone

+252619335324

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daacad Design posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Daacad Design:

Shortcuts

Share