Sahan Global Service

Sahan Global Service Waxaan kuu Fududeynaa Dhammaan Habraacyada Safarka, Waxbarashada iyo Caafimaadka Dibadda si Xirfad Leh.

25/07/2026

Ma Ogatahy In Diwaan Galinta Imtixaanka yรถs Ay Ka Harsantahay Wax Ka yar 8 Maalin?!!

Si Aad Uga Mid Noqoto Kumaanaan Ka Arday Ee Fursadaan Ka Faaiidaysanaya Fadlaan Soo Gaar Xarunteena
KM4
whatsapp 0617041646

SAHAN GLOBAL SERVICE โ€“ KA-QAYBGALKA BANDHIGGA BANGIYADA SOOMAALIYEED ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดWaxaan Maalintii labaad Ka Qayb Galnay Shirka Ban...
23/07/2026

SAHAN GLOBAL SERVICE โ€“ KA-QAYBGALKA BANDHIGGA BANGIYADA SOOMAALIYEED ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Waxaan Maalintii labaad Ka Qayb Galnay Shirka Bangiyada iyo Maaliyadda Soomaaliya SOBFITS

Shirkan wuxuu Ahaa fursad muhiim ah oo laysku Dhaafsaday Aqoon, laguna Xoojiyay xiriirka u dhexeeya Hayโ€™adaha Maaliyadda, Ganacsiyada, iyo Adeeg-bixiyeyaasha.

Ogaysiis Muhiim ah๐Ÿ“ฃ๐Ÿ‘‡Madoonaysaa inaad wax kusoo barato Jaamadaha Turkiga?Nagu Soo Booqo XarunteenaKM4, Mogadishu-Somalia...
21/07/2026

Ogaysiis Muhiim ah๐Ÿ“ฃ๐Ÿ‘‡
Madoonaysaa inaad wax kusoo barato Jaamadaha Turkiga?

Nagu Soo Booqo Xarunteena
KM4, Mogadishu-Somalia.
๐Ÿ“ž WhatsApp: 61 7041646

๐—œ๐˜€ ๐——๐—ถ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—š๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ง๐—ฅ ๐—ฌ๐—ขฬˆ๐—ฆ/๐Ÿฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ ๐—”๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ถ ๐—ฅ๐—ฎ๐˜€๐—บ๐—ถ ๐—”๐—ต ๐—จ ๐—•๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐˜†. Imtixaanka Yรถs waa Aqbalada Jaamacadaha Iyo Dal Ku Galk...
11/07/2026

๐—œ๐˜€ ๐——๐—ถ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—š๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ง๐—ฅ ๐—ฌ๐—ขฬˆ๐—ฆ/๐Ÿฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ ๐—”๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ถ ๐—ฅ๐—ฎ๐˜€๐—บ๐—ถ ๐—”๐—ต ๐—จ ๐—•๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐˜†.

Imtixaanka Yรถs waa Aqbalada Jaamacadaha Iyo Dal Ku Galka Turkiga

Haddii Aad Qorshaynayso Inaad Wax Ku Soo Barato Dalka Turkiga Nala Soo Xariir

F:G Tirada Ardayda La Qaadanaayo Way Xadidantahay.

KM4, Mogadishu-Somalia.
๐Ÿ“ž WhatsApp: 61 7041646

Hambalyo 1-da Luulyo Sahan Global Service waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasab...
01/07/2026

Hambalyo 1-da Luulyo

Sahan Global Service waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda qiimaha badan ee 1-da Luulyo, maalinta Midnimada iyo Xorriyadda Soomaaliya.

In Ka Badan 30 Jaamacadood Oo Caalami Ah  Ayey Kuu Fududaynaysaa  Inaad Wax Ku Soo Barato.Nagu Soo Booqo XarunteenaKM4, ...
30/06/2026

In Ka Badan 30 Jaamacadood Oo Caalami Ah Ayey Kuu Fududaynaysaa Inaad Wax Ku Soo Barato.

Nagu Soo Booqo Xarunteena
KM4, Mogadishu-Somalia.
๐Ÿ“ž WhatsApp: 61 7041646

28/06/2026

Ayaa Kuu Fududaynaysa Safarkaaga Waxbarasho Ee Dibada.

Nagu Soo Booqo Xarunteena
KM4, Mogadishu-Somalia.
๐Ÿ“ž WhatsApp: 61 7041646

Hambalyo Ardayda Fasalka 12'aad.Nasiib Wacan ayaanu idiin Rajaynaynaa.GuuleystaโœŠ๏ธ
25/06/2026

Hambalyo Ardayda Fasalka 12'aad.
Nasiib Wacan ayaanu idiin Rajaynaynaa.
GuuleystaโœŠ๏ธ

25/06/2026

Waxaan Faraxad La Qayb Sanaynaa Ardayda Soomaaaliyeed Ee Sanadkaan Ka Baxdayda Dugsiyada Sare Ee Dalka.

Waxaana U Fududeynaynaa Helitaanka Scholarshipyo iyo Minxooyin Gaar ah Oo Dalka Dibadiisa Ah.

Nagu Soo Booqo Xarunteena
KM4, Mogadishu-Somalia.
๐Ÿ“ž WhatsApp: 61 7041646

Sahan Global Service  Waxa Ay Hambalyo U Dirisaysaa Dhaamaan Ardayda Soomaaliyeed Ee Maanta Soo Gabagabaysay Imtixaanka ...
25/06/2026

Sahan Global Service Waxa Ay Hambalyo U Dirisaysaa Dhaamaan Ardayda Soomaaliyeed Ee Maanta Soo Gabagabaysay Imtixaanka Fasalka 12aad Ee Dugsiga Sare.

Waxaan U Rajaynaynaa Guul Iyo Natiijo Ay Ku Farxaan.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahan Global Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share