Agab General Trading Co.

Agab General Trading Co. Agab General Trading Co. waa shirkad dalka keenta nuucyada kala duwan ee maacuunta .

17/05/2026

✨ Spin Mop 360 ✨

Ma ka daashay nadiifinta adag?
Spin Mop 360 wuxuu kuu fududeynayaa nadiifinta gurigaaga! 🏠

✅ Si fudud ayuu u wareegaa 360°
✅ Gacmahaaga biyo ma gelayaan
✅ Dhulka si degdeg ah ayuu u qalajiyaa
✅ Ku habboon xafisyada, iyo dhammaan Guryaha

Nadiifin casri ah iyo waqti badbaadin! ⏳

Dalbo hadda 📞 0614372666

Sinboss Electric Kettle SetHaddii aad rabto inaad si fudud oo degdeg ah u  karsato shaaxa ama Qaxwaha, set-kan waa xalka...
18/04/2026

Sinboss Electric Kettle Set
Haddii aad rabto inaad si fudud oo degdeg ah u karsato shaaxa ama Qaxwaha, set-kan waa xalka ugu fiican.
Waxa uu ka samaysan yahay bir tayo sare leh, wuxuuna leeyahay naqshad qurux badan oo ku habboon gurigaaga iyo xafiiskaga.

Waxaad ku diyaarin kartaa shaah iyo qaxwo waqti gaaban gudaheed.

📞 Dalbo hadda: 252614372666

Ma rabtaa inaad cuntadaada si nadiif ah u kaydiso? Isticmaal Flip Lid Food Container.  Qurxi jikadaada oo si nadiif ah u...
12/04/2026

Ma rabtaa inaad cuntadaada si nadiif ah u kaydiso? Isticmaal Flip Lid Food Container. Qurxi jikadaada oo si nadiif ah u kaydso cuntadaada. Flip Lid Food Container waa xalka ugu fudud

📲 HADDA DALBO
2526143726666

Ma rabtaa kettle degdeg ah oo tayo leh? Maraado Electric Kettle – waa mudnaanta koobaad ku karso shaaxa & Qaxwada & wixi...
12/04/2026

Ma rabtaa kettle degdeg ah oo tayo leh? Maraado Electric Kettle – waa mudnaanta koobaad ku karso shaaxa & Qaxwada & wixii la mid ah

⚡ Maraado Electric Kettle
🔥 Biyo karkaraya daqiiqado gudahood
✔️ Degdeg & Badbaado leh
✔️ Naqshad casri ah
☕ Ku samee shaah & qaxwo si fudud

Food Chopper-kan wuxuu ku jarayaa hilib iyo khudaar ilbiriqsiyo gudahood.Waqti badbaadi, dadaal yaree, jikadaadana ka dh...
15/02/2026

Food Chopper-kan wuxuu ku jarayaa hilib iyo khudaar ilbiriqsiyo gudahood.
Waqti badbaadi, dadaal yaree, jikadaadana ka dhig mid casri ah.

📞 Dalbo hadda: 0614898888

✅ Matoor awood leh
✅ 3 xawaare kala duwan
✅ Jarid degdeg ah ilbiriqsiyo gudahood
✅ Weel bir adag ah
✅ Si fudud loo nadiifin karo

General Trading Co

AGAB General waa meesha aad ka heli karto dhammaan qalabka jikada oo dhamaystiran, tayo leh, kuna hel. qiimo macquul ah....
01/01/2026

AGAB General waa meesha aad ka heli karto dhammaan qalabka jikada oo dhamaystiran, tayo leh, kuna hel. qiimo macquul ah.











Waxaan kuu haynaa QAADO SED FASHION . Jumlo iyo tafaariikh, fadlan Wixii faah faahin ah Nala soo xiriir 252614898888    ...
23/08/2025

Waxaan kuu haynaa QAADO SED FASHION . Jumlo iyo tafaariikh, fadlan Wixii faah faahin ah Nala soo xiriir 252614898888





JIMCO WANAAGSAN DHAMMAN MACAMIISHANE SHARAFTA LEH.
22/08/2025

JIMCO WANAAGSAN DHAMMAN MACAMIISHANE SHARAFTA LEH.

Ciid wanaaagsan, waxaan dhamman Muslimiinta dunida gaar ahaan bulshada Soomaliyeed iyo Macamiisha Shirkadda AGAB la wada...
05/06/2025

Ciid wanaaagsan, waxaan dhamman Muslimiinta dunida gaar ahaan bulshada Soomaliyeed iyo Macamiisha Shirkadda AGAB la wadaagaynaa Farxadda Ciidul Adhxa oo ah maalin weyn , Dhamman farxad ku ciida.

Hambalyo 64 sano guurada ka soo wareegatay maalinkii ay xurnimada qaateen gobolada koonfureed ayna midoobeen Wuqooyi iyo...
01/07/2024

Hambalyo 64 sano guurada ka soo wareegatay maalinkii ay xurnimada qaateen gobolada koonfureed ayna midoobeen Wuqooyi iyo Koonfur.



Address

Suuqa Bakaaro, Wadada Khaliifa
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Agab General Trading Co. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share