Mohamed kadawe Family

Mohamed kadawe Family Ku dooro Suuqgeyntaaga Warbaahinta Bulshada Madaxa banaan ee M Kadawe.

Waxn maqli jiray tiisa dareelaa tu kale kale loogu daraa waa kaase Midaan xil soo qaban kuma jiree maxey tareen deeganad...
02/10/2025

Waxn maqli jiray tiisa dareelaa tu kale kale loogu daraa waa kaase Midaan xil soo qaban kuma jiree maxey tareen deeganadoodi Iyo dadkeey ku matelaayeen siyaasada.

War see la yahy mala baryay mala faayoo.πŸ‘‹πŸ˜‚
02/10/2025

War see la yahy mala baryay mala faayoo.πŸ‘‹πŸ˜‚

2012 markuu dhibkaan isoo gaaray Nafteyda wey is dhiibtay waxaana loo qabtay Hogaanka ma iloobi karo Cimrigeeyga 11 sano...
28/09/2024

2012 markuu dhibkaan isoo gaaray Nafteyda wey is dhiibtay waxaana loo qabtay Hogaanka ma iloobi karo Cimrigeeyga 11 sano oo ka mida inaa Ku soo qaatay Afar derbi dhexdood sariirtaas dusheeda.

Waqtigaas Nafteeyda waxba ma tari karin Sababtoo ah waxn ahaay Cunug yar oo Lixaadkiisi waayay Gabarna heeysanin.

Hada alxh wixi aan soo maraba rejadu ma xumee
Ducadiina igu so kaba in ilaahey ii rumeeyo Riyooyinkeyga oo dhan.
idinkana Allaha idiin Rumeeyo rejooyinkiina

Mhdsndiin Sxbyaal.

Nolosha aduunyada berito iska dhaafe ma ogi ilbiriqsiga xigo inaan gaari doono iyo in kale.Hadana waxn lee yahay rejooyi...
31/08/2024

Nolosha aduunyada berito iska dhaafe ma ogi ilbiriqsiga xigo inaan gaari doono iyo in kale.
Hadana waxn lee yahay rejooyin badan on jecelahay in ilaahey ii rumeey doono.

Qof kastoo naga mid ah rejooyinkiisa ilaahey ha u rumeeyo.Hbn wangsn Sxbayaal.πŸ‘‹

31/08/2024

Sida Askarta markee cadawga gacan saar la yeeshaan loo maxkamadeeyo.
Ma loo maxkamadeey doonaa
Itoobiya taageeray maxaa'se. laga yeeli doonaa.πŸ€”

02/08/2024

Xanuunka iyo Murugada caawa ka jirto Xeebta Liido ma ahan wax hadal lagu soo koobi karo ee Allaha U Naxariisto inti ku dhimatay Dhaawacana Allaha noo Caafiyo.🀲😭

Allaha U Naxariisto Sheikheeni Caalimka ahaay ee Allah Ka Cabsiga badnaay Sheikh Ismaan Xiddig.🀲
20/07/2024

Allaha U Naxariisto Sheikheeni Caalimka ahaay ee Allah Ka Cabsiga badnaay Sheikh Ismaan Xiddig.🀲

Innaa lillaahi wa innaa ileeyhi raa jicuun Naf ku waareeyso Aduunkaan ma jirto ee Allaha U Naxariisto  Caalimkeeni weyna...
20/07/2024

Innaa lillaahi wa innaa ileeyhi raa jicuun Naf ku waareeyso Aduunkaan ma jirto ee Allaha U Naxariisto Caalimkeeni weynaay Shiekh Ismaan Xidig.Marti alla agtiisa laga jecel yahay Allaha Ka Dhigo Qabrigiisana Allaha U Waasiciyo.🀲

18/07/2024

Maama Deeqa Afro waxey na dhahdar mar kale Barasho WangsnπŸ€πŸ˜‚

15/07/2024

Kulahaa Sawir iga Qaad anoo saas Uhaayo.πŸ˜‚

Waa Sheeko kale.πŸ˜‚
15/07/2024

Waa Sheeko kale.πŸ˜‚

Address

Mogadishu
BN02010

Telephone

+252615301764

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed kadawe Family posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share