Arwah Data Service

Arwah Data Service Internet Data Service Provider | Subsidiary of ARWAH GROUP

18/11/2025

๐ŸŽจ ๐—ฃ๐—ต๐—ผ๐˜๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ผ๐—ฝ: ๐—ณ๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ๐—น๐—ผ ๐˜…๐—ฎ๐—พ๐—ถ๐—ถ๐—พ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ

Adobe Photoshop waa mid ka mid ah Tools-ka ugu awoodda badan ee dunida loona isticmaalo naqshadeynta iyo farshaxanka muuqaalka. Marka dadku maqlaan โ€œ๐—ฃ๐—ต๐—ผ๐˜๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ผ๐—ฝโ€, waxay inta badan ka fikiraan sawir la edit gareeyay, la hagaajiyay, ama la qurxiyay โ€” laakiin run ahaantii Photoshop waa farshaxan lagu beddeli karo xaqiiqada, sidoo kalena ah Tool ugu weyn ee suuqa Graphic Designka.

Photoshop wuxuu isku daraa hal-abuur, farsamo sare, iyo aragti muuqaal ah si Design kasta loogu rogo waxa maskaxda Designer-ka ku jira. Waxaa kuu suurtagelaya:

- Inaad ka saarto ama ku darto shey sawirkii asalka ahaa aan ku jirin

- Inaad nashqadeyso posters, logos, banners, iyo artworks qaab casri ah

- Inaad beddesho midabada, iftiinka, iyo qaabka sawirka

- Inaad dhisto ama aad sameyso sawir aan jirin oo ka soo bilowda maskaxdaada.

- Inaad ka sameyso isku darka sawirro, textures, iyo effects muuqaal ah.

Photoshop ma aha oo kaliya software โ€“ waa luuqad hal-abuur oo kuu oggolaaneysa inaad xaqiiqo cusub abuurto.
Waxaad arki kartaa sawir caadi ah oo aan lahayn wax soo jiidasho, laakiin marka uu ku soo maro qof khibrad Photoshop leh, wuxuu isu beddelaa farshaxan leh dareen, iyo muuqaal soo jiita indhaha.

๐Ÿง  Xaqiiqda dhabta ahi waa: Photoshop wuxuu kuu oggolaanayaa inaad ka gudubto waxa ishu qaban karto, oo aad ku shaqeyso waxa maskaxdu awood u leedahay.

Haddii aad tahay arday, Designer, ama qof jecel hal-abuurka Designs-ka โ€” barashada Photoshop waxay kuu furaysaa albaabyo aan xad lahayn oo farsamo iyo fikrad isku milmay ah.

Thus; Visit this link to get more ..... https://www.courses.arwahgroup.com/courses/ultimate-photoshop-training-from-beginner-to-pro-2025/

17/11/2025

๐ŸŽจ ๐—ค๐—ผ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ฒ, ๐—บ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฏ๐—ผ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ, ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ณ๐—ถ๐—ธ๐—ถ๐—ฟ โ€“ ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ๐˜…๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ต๐—ฎ๐—น-๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ฒ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฎ

Hal-abuurka guuleysta maku imaado si kedis ahโ€”waxaa dhisa hab raac cad oo ka bilaabma fikir, u gudba qorsheyn, kuna dhammaada moodboard muuqaal ah oo jihaynaya Designka. Saddexdan tiir waa waxa Designerka xirfadda leh ka dhigaya mid hal-abuurkiisa u beddela natiijo muuqata oo tayo leh.

๐Ÿง  ๐Ÿญ. ๐—™๐—ถ๐—ธ๐—ถ๐—ฟ โ€“ ๐—›๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐˜… ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป

Fikraddu waa hal-abuurka ugu horreeya.
Kahor intaadan raadin software ama Tools farsamo, waa muhiim inaad ogaato:

- Maxaad rabtaa in naqshaddan ay sheegto?

- Yaa loogu talagalay?

- Waa maxay fariinta ama dareenka aad rabto in aad gudbiso?

Haddii fikraddu cad tahay, hal-abuurku wuxuu leeyahay jihayn sax ah.

๐Ÿ—‚๏ธ ๐Ÿฎ. ๐—ค๐—ผ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ฒ โ€“ ๐—›๐—ฎ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ผ ๐—ต๐—ฎ๐—น-๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ

Qorshuhu waa waxa ka dhiga hal-abuurka mid nidaamsan oo aan ka lumin:

- Qeexida ujeeddooyinka

- Goโ€™aaminta sida macluumaadka loo kala hormarinayo

- Istaraatiijiyadda lagu gaarsiinayo fariinta

Qorsheyn laโ€™aan, Designs-ku waxay noqdaan kuwo qurux leh balse aan wax natiijo ah keenin.

๐ŸŽจ ๐Ÿฏ. ๐— ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฏ๐—ผ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ โ€“ ๐—”๐—ฟ๐—ฎ๐—ด๐˜๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—น๐—ผ๐—ผ ๐—ฟ๐—ผ๐—ด๐—ฎ๐˜† ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น

Moodboard-ku waa meesha fikradda iyo qorshaha lagu beddelo muuqaal:

- Midabada

- Fonts-ka

- Sawirada

- Qaabka guud ee naqshada

Waxay Designer-ku ka caawisaa inuu helo jihayn muuqata oo la isku waafajin karo ka hor inta aan shaqada rasmiga ah la bilaabin.

โœ… Marka sadexdan tiir la isku daro:

๐—™๐—ถ๐—ธ๐—ถ๐—ฟ + ๐—ค๐—ผ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ฒ + ๐— ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฏ๐—ผ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ = ๐—ก๐—ฎ๐—พ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ ๐˜๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—น๐—ฒ๐—ต

Naqshad kasta oo guuleysata waxay leedahay nidaam. Hanaankaas ayaa ka dhigaya farqiga u dhexeeya Designer ku shaqeeya nasiib iyo mid ku shaqeeya xirfad.

15/07/2024

๐—ฃ๐—ฟ๐—ฒ๐—บ๐—ถ๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฃ๐—ฎ๐˜†๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—š๐—ฎ๐˜๐—ฒ๐˜„๐—ฎ๐˜†
Waxaan shalay la daah furay adeega "๐—ฃ๐—ฟ๐—ฒ๐—บ๐—ถ๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฃ๐—ฎ๐˜†๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—š๐—ฎ๐˜๐—ฒ๐˜„๐—ฎ๐˜†" oo ah adeeg kuu sahlaya in ganacsigaaga online-ka ah uu lacag ka aqbalo aduunyada oo dhan (World Wide) .
Runtii waa adeeg ay aad iyo aad ugu baahanyihiin bulshada soomaaliyeed in badanna dalkeena ka maqnaa hadana fursad weyn u ah dhalinyarada, ganacsatada iyo qof kasta oo ku taamayay inuu ganacsi Online ah ku shaqeeyo ama sameeyo, sanadihii lasoo dhaafayna aan dhibaato badan u maraynay sidan u heli lahayn โ„™๐•’๐•ช๐•ž๐•–๐•Ÿ๐•ฅ ๐”พ๐•’๐•ฅ๐•–๐•จ๐•’๐•ช aan kulamacaamilno dunida.
Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan howlwadeenada iyo maamulka Premier Bank oo arinkaan inoo suuro geliyay, dalkana usoo kordhiyay xilligii loogu baahi badnaa.

๐Ÿ‘‰Adeegga ๐—ฃ๐—ฟ๐—ฒ๐—บ๐—ถ๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฃ๐—ฎ๐˜†๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—š๐—ฎ๐˜๐—ฒ๐˜„๐—ฎ๐˜† ee Premier Bank:
Wuxuu noo sahlayaaa in aan wax kaga iibsano mareegaha online-ka ah (websites) anagoo adeegsaneyna kaararka bangiyada dalka iyo dibedda sida Mastercard iyo Visa, anagoo aan ku qasbanaan in aan tagno xarunta ganacsiga.

Adeegga ๐—ฃ๐—ฟ๐—ฒ๐—บ๐—ถ๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฃ๐—ฎ๐˜†๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—š๐—ฎ๐˜๐—ฒ๐˜„๐—ฎ๐˜† wuxuu noo fududeynayaa in ganacsatada & Freelancers-ka markii ay online badeeco ama adeeg ku iibinayaan ay helaan lacago qalaad sida Euro, Doollar iyo Giniga Istarliinka ah (lacagta UK); iyagoo aanan waqti badan uga dhumin isku sarrifka iyo isku beddelka lacagahaas.



19/06/2024

โ›”๏ธ Qiima dhimistan caawa ayey ku egtahay,
Qofkii weli doonaya inuu ka faa'ideysto, jaaniska wuu u furanyahay.

โžก๏ธ Website-ka: Riix Linkigan๐Ÿ‘‰ www.arwahacademy.arwahgroup.com,

โžก๏ธ Habka la isku Diiwaan geliyo, Daawo: Riix Linkigan๐Ÿ‘‰ https://youtu.be/UdF20iV2YH0?si=aBm2NS7pu7xaYcFw

โžก๏ธ Wixii faahfaahin ah:
1. Social Media:
๐Ÿ‘‰ WhatsApp: https://wa.me/252613226291
๐Ÿ‘‰Messenger: https://m.me/ArwahAcademy
๐Ÿ‘‰Telegram: t.me/+252613226291

2. Email:
๐Ÿ‘‰[email protected]
๐Ÿ‘‰[email protected]
๐Ÿ‘‰[email protected]

01/05/2024
02/02/2024

Juma Kariim

19/01/2024

Juma Mubarak.

Address

Holwadaag Street, Bakaaro
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arwah Data Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Arwah Data Service:

Share