Masrawi Business Cente

Masrawi Business Cente WE PROVIDE GOODS AND QUALITY SERVICE

AQRIS IYO KOBAC Macmiil buugtaan waxaad ka heleysa masrawi business Hada dalbo hada helWaxii faah faahin ah kala xariir ...
30/09/2024

AQRIS IYO KOBAC

Macmiil buugtaan waxaad ka heleysa masrawi business

Hada dalbo hada hel

Waxii faah faahin ah kala xariir https://wa.link/5kt1gh

waxaan idinkeenay, buugta caruurta ku wax ku bartaanwaa 5 buug oo isugu jira alphatic, carabi alifka quranka, sawiro, nu...
27/09/2024

waxaan idinkeenay, buugta caruurta ku wax ku bartaan

waa 5 buug oo isugu jira alphatic, carabi alifka quranka, sawiro, numbero, iyo xisaab.

lana soco waxey wataan qalimadooda waana kuwa istirtiraayo marwalbana la isticmaali karo.

kala xariir numberkan: https://wa.link/lwxvz5

03/05/2023

Anycast

Macmiil hadii aad tahay macalin jamacadeed,arday,video editing, ama graphics designer.

waxaan kuu keenay products kaan cajiibka oo aad sifudud ugu xiran karto projects,TV, iyo computers ka waa weyn, iyo mobile kaaga gacanta.
Kasoo dalbo Masrawi Business Cente

Waxii fahfahin ah kala xariir Wthasp/ https://wa.link/bet5f1

Masrawi Business Cente waxan hambalyo iyo farxada la qeybsaneynaa umada islamka ee ay udhalatay bisha shawaal ee ciidul ...
20/04/2023

Masrawi Business Cente waxan hambalyo iyo farxada la qeybsaneynaa umada islamka ee ay udhalatay bisha shawaal ee ciidul fidri allaha naga aqabalo dhamaan acmaashi suubaneed ee bisha ramadaan.
Munaasibada ciida awgeed waxaan idinku tala galnay abaal marin gifts 🎁 ku guuleyso oo hel xaqul ciidkaaga
Hadaba si aad ugu guuleysato qabso numberka nasiibkaada.
1-10
1: Shuruudaha pageka like saar ama fllow dheh
2:Post share dhe likena saar
3:comenti.

Fg waxa guuleystaha uu noqon doona qofka shuruudaha buuxiya oo kaliya

Mobile holder waxad si fudud ugu daawan kartaa s muuqalada sidoo waxba  iskaga duubi kartaa sida vlogs iyo wxlm.Kasoo da...
19/03/2023

Mobile holder waxad si fudud ugu daawan kartaa s muuqalada sidoo waxba iskaga duubi kartaa sida vlogs iyo wxlm.
Kasoo dalbo Masrawi Business Cente
Price $7
Hada dalbo hada hel
Waxii fahfahin ah kala xariir Wthasp/
https://wa.link/xqqjez

Macmiil waxaan idin kenaykurasta caruurta waxa ku fadhiisan karo ila 8 jirPrice kaliya waa $9  Hada dalbo hada helMasraw...
28/02/2023

Macmiil waxaan idin kenay
kurasta caruurta waxa ku fadhiisan karo ila 8 jir
Price kaliya waa $9
Hada dalbo hada hel
Masrawi Business Cente
Waxii fahfahin kala xariir wthasp https://wa.link/4k39xi

Lacag la,aan ma bilaabi karqa ganacsi?  Sifudud jawabta waa Haa!   Technologyada maanta waxey fududeyse in dunida ay noq...
18/02/2023

Lacag la,aan ma bilaabi karqa ganacsi? Sifudud jawabta waa Haa! Technologyada maanta waxey fududeyse in dunida ay noqoto hal qol globalisation. Ganacsigi ahaa brik to brik oo aan kala jeedo ganacsigi ahaa tangibleka waxey ubadashay dhamaantiisba mid ah Click to brik oo ah kaliya hal Click ood Internet ku dhahdo ayaad heli kartaa alaab walba oo aad dooneyso. Majirto maanta maalin kaga haboon oo aad ganacsi bilaabi laheed waliba adigoo hal shilin haysan, Hada waa hal shilin adigoon haysan tag suuqa kuugu dhaw bakaaro, waaheen, yoobsan iyo kuwa kale oo halka aad joogta ku yaalo Kaliya waxa ubahantahay inaad sawirato alabta kadibna aad Internetka soo galiso kadibna hel lacagta delaalka waxad iibisa wax ku leedahay.

Sedexabo ayuu ka koobanyahay Shukumaan qubeys, horay ugaar Hada ka dalbo Masrawi Business Cente Wthasp business:https://...
27/01/2023

Sedexabo ayuu ka koobanyahay Shukumaan qubeys, horay ugaar
Hada ka dalbo Masrawi Business Cente
Wthasp business:https://wa.link/9fnxtt
Degdagsiimo iyo adeeg tayo leh
Price $10

Address

Mogadishu
Mogadishu
002526

Telephone

+252617649104

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Masrawi Business Cente posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Masrawi Business Cente:

Share