01/11/2019
Dhammaan bahda waxbarashada intii daneeneysa in ay bisha soo socta ay waxbarasho u aadan china waxaa loo hayaa fursad waxbarasho aadna u jaban.
Course-ka diyaarka ah: International Trade & Business
Waqtiga ay soconeyso waxbarashada: 12/2019-6/2023
Qiimaha: $850/sanadkii...... $70 bishii
Lacta hostelka: $450/year.... in kayar $40 bishii
Deadline: 11/12/2019
Requirements:
APPLICATION DOCUMENTS
1. Application form
2. A passport photo
3. Copy of passport (the photo page)
4. Highest diploma ( MS ) (Transcripts & Certificates)
5. Non criminal Certificate
6. Health check up
Wixii faahfaahina inagala so xiriir:
Landline: 608639
Mobile: 0617738522 | 0614141010
Www.cesco.so
Ama xaga hoose inoogu reeb mobile-kaaga