Hamar Daily

Hamar Daily Hamar_Daily is a private Investigator Media who operates at Halane Area In Mogadishu-Somalia,

04/09/2023

: ALLAHA U NAXARIISTO AL- USTAAD AXMED NAAJI SACAD OO HADA KU GEERIYOODAY ...

Fadlan aan u duceyno sido kale gaarsii walalaha kale si'aay iyana ugu duceyan🙏

04/09/2023
 : Gaari aay leeyihiin ciidamada Police-Militaro qeeybtooda Degmada Afgooye ayaa hada dhacay lana cararay dhoowr jawaan ...
04/09/2023

: Gaari aay leeyihiin ciidamada Police-Militaro qeeybtooda Degmada Afgooye ayaa hada dhacay lana cararay dhoowr jawaan oo qaad ah oo aay lahaayeen ganacsato ka ganacsata qaadka..

 : Jugta Qaraxa aad maqasheen ayaa ahaa Bam gacmeed lagu weeraray gaariga idiin muuqda oo ah  nuuca Cabdibilaha loo yaqa...
03/09/2023

: Jugta Qaraxa aad maqasheen ayaa ahaa Bam gacmeed lagu weeraray gaariga idiin muuqda oo ah nuuca Cabdibilaha loo yaqaano kaasoo aay leeyihiin Ciidamada Police-Militaro

Dhacdada ayaa hada ka dhacday Waddada Maka-Almukarama, hal ruux ayaa ku dhaawacmay inta laxaqiijiyay....

Kala soco halkan wararkii u dambeeyay oo Follow dheh boggan mahadsanid..

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aaysan jirin wax mushahaar ah oo la bixiyay b...
03/09/2023

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aaysan jirin wax mushahaar ah oo la bixiyay bishan isagoo ku sababeeyay in lagu daray taakulada Ciidamada Qaranka ee dagaalka kula jiro Alshabaab lasiinayo,

Lama oga sida aay arrintan shaqaalaha Gobolku uga falcelin doonaan iyadoo u muuqata in aan laga tala gelin sidoo kalena aaysan jirin ilo dhaqaale oo kale oo aay noloshooda iyo tan Qoyskooda aay ka maareeyaan.

03/09/2023

Madaxweyne Xasan Shiiq.

DEG DEG: MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA XASAN SHEEKH AYAA HADA GAARAY DEGMADA MAXAAS OO HOOSTAGTA GOBOLKA HIIRAAN....
03/09/2023

DEG DEG: MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA XASAN SHEEKH AYAA HADA GAARAY DEGMADA MAXAAS OO HOOSTAGTA GOBOLKA HIIRAAN....

Address

Makka Almukarama Street
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hamar Daily posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share