Dreamlink Accounting & Consulting Services

Dreamlink Accounting & Consulting Services Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dreamlink Accounting & Consulting Services, Business service, Bakaaro, Mogadishu.

11/06/2018

Shaqo aad ku qanacdo,Qiimo macquul ah iyo Waqtigii loogu talagay!!!!

11/06/2018

Shirkada Xisaabaadka iyo talo bixinta ganacsi ee Dreamlink, Waa Shirkad kaa haqab tiri doonta dhamaan baahidada xisaabadka iyo tala bixinta ee ganacsi.Waa Shirkad leh aqoon,khibrad shaqo haystana kawaadir ka soo shaqeeyay dalka gudihiisa iyo dibadiisa kuguna soo kordhin doonta nidaam iyo shaqo xisaabeed la hubo.
Call us 0613274851/0613274852

10/06/2018

Shirkada Dreamlink Accounting & Consulting waxey kuugu bishaaraynaysaa meel walba uu ganacsigaaga ku yaalo in ay diyaar kuula tahay adeegyada Hoos ku xusan: -
1.Dajinta & Xisaab xirada Shirkadaha Ganacsiga, Xaruumaha waxbarashada& waliba xarumaha caafimaadka ayadoo la Isticmaalaayo Barnaamjiyada Xisaabaadka “Computerized Accounting Sida QuickBooks,Tally ERP iyo kuwa kale”.
2.Hubinta Xisaab-Xirka, La Talinta Shirkadaha & Sixida Xisaabaadka.
2. Siinta Tobabaro Joogta ah Shaqaalaha Shirkadaha iyo Dhamaan Goobaha .
3. Diyaarinta Warbixinada Muhiimka ah Ee Shirkadaha & Falanqeyntooda (Financial Statement Reports).

Email: [email protected]
Contact us: 0613274851/0613274852

09/06/2018

You can easily contact us these numbers 0613274851/0613274852.we welcome you at anytime

09/06/2018

Howlaha Ay qabanayso Shirkadu
1.Xisaab xirada iyo xog kaydinta billaha ah.
2.Hubinta xisaab xirka billaha ah
3. Xisaab xiradda sanadlaha ah
4. Taba barrada xisaabaadka (manual accounting)
5. Tababarrada programm-yada xisaabaadka
6. Tala bixin iyo xisaabaad gaar ahaneed oo aad u baahatid

Address

Bakaaro
Mogadishu
2526

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252613274851

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dreamlink Accounting & Consulting Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dreamlink Accounting & Consulting Services:

Share