Kafi Digital

Website

Kafi Digital Creative Digital Agency | Branding | Design | Marketing | Web Solutions
Helping businesses build powerful digital presence and grow professionally. πŸš€

16/10/2026
16/10/2026

We are proud to showcase our video production work for Hope University, capturing inspiring stories and highlighting the achievements of its alumni.

Hambalyo Maalinta Calanka Soomaaliyeed! πŸ‡ΈπŸ‡΄12-ka Oktoobar 1954 waa maalin taariikhi ah oo xusuus gaar ah ku leh shacabka ...
12/10/2026

Hambalyo Maalinta Calanka Soomaaliyeed! πŸ‡ΈπŸ‡΄

12-ka Oktoobar 1954 waa maalin taariikhi ah oo xusuus gaar ah ku leh shacabka Soomaaliyeed. Waa maalintii la ansixiyey Calanka Qaranka Soomaaliyeed, oo astaan u ah midnimo, qaranimo iyo isku-duubni.

πŸ’™ Calankeennu waa astaanta Qarankeena iyo midnimadeenna.

Hambalyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed! πŸ‡ΈπŸ‡΄
KAFI DIGITAL waxay dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyaynaysaa maalintan qiimaha badan. ❀️

#πŸ‡ΈπŸ‡΄

Qaar Ka mid sawiradii aan ka qaadnay kulankii wadatashiga aha ee Wasaarada Batroolka.
10/10/2026

Qaar Ka mid sawiradii aan ka qaadnay kulankii wadatashiga aha ee Wasaarada Batroolka.

KAFI DIGITAL | Aqoonta, Hal-abuurka & Fursadaha 🌟Waxaa si guul leh ku soo dhammaaday seminaar aqoon-kororsi ah oo ay soo...
10/10/2026

KAFI DIGITAL | Aqoonta, Hal-abuurka & Fursadaha 🌟

Waxaa si guul leh ku soo dhammaaday seminaar aqoon-kororsi ah oo ay soo qabanqaabisay Xarunta Tababarka iyo Hal-abuurka, iyadoo kaashanaysa Midowga Hal-abuurayaasha Soomaaliyeed.

Seminaarka ayaa diiradda lagu saaray horumarinta hoggaaminta, curinta nuxur tayo leh iyo fahamka fursadaha ka jira suuqa shaqada. Waxa uu ahaa madal ay dhalinyaradu ku kobcinayeen aqoontooda, ku wadaagayeen fikradaha, kuna baranayeen xirfado muhiim u ah mustaqbalkooda.

πŸŽ™οΈ Mawduucyada seminaarka waxaa soo jeediyey:

πŸ”Ή Coach Abdilatif – Hoggaaminta wax-ku-oolka ah iyo sida loo noqdo hoggaamiye saamayn leh.

πŸ”Ή Fartun Ali Nur – Abuurista nuxur hal-abuur leh oo leh tayo iyo saamayn.

πŸ”Ή Abdulkadir Abukar – Agaasimaha Hal-abuurka ee SomLink Creative Hub, oo ka hadlay fursadaha iyo jaanisyada suuqa shaqada.

✨ Aqoontu waa bilowga horumarka, hal-abuurkuna waa jidka fursadaha cusub. Maalgashiga aqoonta iyo xirfadaha dhalinyaradu wuxuu door muhiim ah ka qaataa dhismaha mustaqbal wanaagsan.

πŸ“Έ Kafi Digital | Hawl iyo Hal-abuurQaar ka mid ah sawirradii laga qaaday.
10/10/2026

πŸ“Έ Kafi Digital | Hawl iyo Hal-abuur

Qaar ka mid ah sawirradii laga qaaday.

06/10/2026

HADAYNU NAHAY BAHDA KAFI DIGITAL,

Maanta waxaan si sharaf leh uga qaybgalnay Banadir Business Expo 2026, oo ay isugu yimaadeen ganacsato, shirkado iyo hal-abuurayaal Soomaaliyeed.

Waxaan fursad u helnay inaan soo bandhigno Kafi Digital, adeegyada aan bixino, iyo sida technology-gu uga caawin karo ganacsiyada inay si casri ah u shaqeeyaan.

Sidoo kale, waxaan la kulannay ganacsato iyo xirfadlayaal kala duwan, waxaana is-dhaafsannay fikrado iyo fursado iskaashi.

Waxaan uga mahadcelineynaa qabanqaabiyeyaasha Banadir Business Expo fursaddan qiimaha badan.

Kafi Digital β€” Mustaqbalka ganacsigu waa digital.

Mahadsanidiin.

26/09/2026

Waxaan idinla wadaageynaa mid ka mid ah muuqaalada aan u diyaarinay Dhulbeer Group, anagoo diiradda saarnay in fariinta iyo adeegga shirkadda loogu gudbiyo muuqaal xirfad leh oo soo jiidasho leh.

πŸŽ₯ Produced by Kafi Digital
We Create. You Grow.

26/09/2026

Address

Zoobe
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kafi Digital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share