BRAVO Consulting

BRAVO Consulting Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from BRAVO Consulting, Business service, Adani Tower 2, Makkah Almukarramah, Mogadishu.

Welcome to BRAVO Consulting – Building Resilient and Viable Organizations

BRAVO is a Somalia based professional services and business solutions firm that specializes in the management consulting and capacity building.

CIID WANAAGSAN DHAMMAN UMADDA ISLAAMKAWaxaan ilahey ka baryeynaa in uu naga aqbalo cibaadada & acmaasha suuban
26/05/2026

CIID WANAAGSAN DHAMMAN UMADDA ISLAAMKA

Waxaan ilahey ka baryeynaa in uu naga aqbalo cibaadada & acmaasha suuban

16/05/2026

🚨 KA DHIG GANACSIGAAGA MID GUULEYSTA: 9 talaabo oo ay qaadi karaan ganacsata yaryar

Muuqalkan waxaad ku baran doontaa 5 khalad oo waaweyn oo ganacsiyada cusub badankood fashiliya β€” iyo 9 talaabo oo aad qaadi kartid si aad u hubisid in fikirkaaga ganacsiga uu shaqeeyo

Waxa uu ku saleysanyahay muuqaal dheer oo aan uga hadalnay arimo badan oo horseedi kara guusha ganacsigaaga cusub. Halkan ka daawo isagoo dhameystiran:

πŸ”΄ https://youtu.be/lvb8ykLIBqw?si=A0Ih5jRg4lDITEEc

πŸ‘‡πŸ½πŸ‘‡πŸ½πŸ‘‡πŸ½
Hel talo & tababar ganacsi maanta: https://bravo.so
____
🌹 Ka faaideyso koorsooyinkeena ganacsiga:
🟒 https://app.somvato.edu.so/courses/business

YOUTUBE: https://www.youtube.com/
TIKTOK: https://www.tiktok.com/

Nagala soo xiriira WhatsApp:
πŸ‘‰πŸ½ β€ͺβ€ͺ+252612253332

09/05/2026

❌ HA SAMEYN KHALADAADKAN MARKA AAD BILAABEYSID GANACSI

Bilaabidda ganacsi waa arrin xiiso leh, balse hal go’aan oo khaldan ayaa burburin kara ganacsigaaga ka hor inta uusan xitaa korin.

Muuqaalkan waxaan ku falanqeyn doonaa khaladaadka ugu waaweyn ee ganacsatada cusub sameeyaan β€” laga bilaabo qorsheyn xumo ilaa iska indhatirka macaamiisha β€” iyo sida aad uga fogaan karto si aad u dhisato ganacsi guuleysta.

Haddii aad tahay arday, qalin-jabiye, ama ganacsade cusub oo Soomaaliyeed, muuqaalkaan wuxuu kaa badbaadin karaa sanado jahwareer iyo khasaaro dhaqaale.
_________

🌹 Hormari naftaada & ganacsigaaga 🌹

βœ… https://app.somvato.edu.so/courses/business

HORMARINT MAAMULKA SHIRKADDA DHISE ( DHISE )Waxaa sharaf inoo ah in aan u dhameynay tababar lagu hormarinayay xirfadaha ...
04/05/2026

HORMARINT MAAMULKA SHIRKADDA DHISE ( DHISE )

Waxaa sharaf inoo ah in aan u dhameynay tababar lagu hormarinayay xirfadaha maamulka shirkadda weyn ee DHISE

Tababarkan oo ka mid ah barnaamijkeena hormarinta awoodaha maamulka sare (Management Capability Program - MCP) ayaa lagu qaatay mowduucyo taabanaya nolol maalmeedka shaqaalaha maamulka shirkadda sida iibka, suuqgeynta, howlgelinta, isla xisaabtanka, dabagalka shaqada iyo kuwo kale oo badan.

Tababarkan waxa uu socda muddo shan maalmood ah iyadoo shaqaalaha shirkadda sidoo kale ay ka faaideysan doonaan koorsadeena caanka ah ee Bixinta Adeeg Huffan - How to provide exceptional customer care :

https://app.somvato.edu.so/courses/business/bixi-adeeg-huffan---exceptional-customer-care

ILAASHO SHARAFTAADA: Baro Sida U Hanan Kartid Kalsoonidahttps://youtu.be/iDwIYuL6jl8?si=dch4giy6RzIKJAkDHadba sida aad u...
24/03/2026

ILAASHO SHARAFTAADA: Baro Sida U Hanan Kartid Kalsoonida

https://youtu.be/iDwIYuL6jl8?si=dch4giy6RzIKJAkD

Hadba sida aad u hadashid & ereyada aad isticmaashid ayaa siini doona dadka kale heerka cabirka ay siinayaan sharaftaada maanta & mustaqbalkaba.

Muuqaalkan waxaan kuugula wadaagi doonaa 25 jumlo oo kaa caawin doona in aad si wacan uga qeyb qaadatid shirarka aad ku galeysid luuqadda Ingiriiska.

Daawasho wacan. Fadlan la wadaag asxaabta kale si looga wada faaideysto:

https://youtu.be/iDwIYuL6jl8?si=dch4giy6RzIKJAkD
_________

πŸ‘‹ Halkan uga soo biir fasaladeena:
https://app.somvato.edu.so/cohorts

WATCH NEXT: https://youtu.be/M337xlDw1fw?si=ZcQBPSfAT9BRiOcTMuuqaalkan waxaan kuugula wadaageynaa jumlado wax badan ka badali doona qaabka aad u maamushid am...

CIID WANAAGSAN UMADDA MUSLIMIINTAWaxaan la wadaageynaa farxadda Ciid Al Fidr dhammaan umadda Muslmiinta gaar ahaan shaca...
19/03/2026

CIID WANAAGSAN UMADDA MUSLIMIINTA

Waxaan la wadaageynaa farxadda Ciid Al Fidr dhammaan umadda Muslmiinta gaar ahaan shacabka Soomaliyeed meel waliba oo ay joogaan

Rabbi ha inaga aqbalo cibaadada Ramadaanka

28/01/2026

QIIMO DHIMISTA MUDDO KOOBAN SOCON DOONTA

Ka faaideysi wacan qiimo dhimista dhammaan koorsooyinkeena ONLINEka ah ilaa Feb 10, 2026 insha Allah

Ku hel koorso waliba $18:

πŸ‘‹ Hormarinta Ganacsiga
πŸ‘‹ Hormarinta Luuqadda Ingiriiska
πŸ‘‹ Hormarinta Shaqsiyada
________

🌹 English Mastery Program - EMP 🌹

Fasalo si toos ah u baxaya - ONLINE - oo aad ku baran kartid luuqadda Ingiriiska:

βœ… https://app.somvato.edu.so/cohorts

Casharada waxa ay bixi doonaan laba xilli oo toos ah (ONLINE) iyadoo ay ardayda sidoo kale ku qaadan doonaan koorsooyin iyo leyliyo ka h**e inta aynan soo gelin xiisadda

⬇️⬇️⬇️

βœ… Live sessions
βœ… Diagnostic tests
βœ… Digital courses
βœ… Exclusive community
βœ… Regular accountability
βœ… Custom curriculum (CEFR + UNLF)

Halkan ka eeg hadii uu furanyahay fasalka oo aad ku biiri kartid

βœ… https://somvato.edu.so/cohortenglish/

➜ Iska diiwaangeli halkan si aad noogu soo biirtid: https://learn.somvato.com/users/sign_up
➜ Eeg koorsooyinka kale: https://learn.somvato.com/collections/courses

Kala soco barnaamijyadeena luuqadda boggan gaarka u ah:
https://learn.somvato.com/collections/english

YOUTUBE: https://www.youtube.com//videos
TIKTOK: https://www.tiktok.com/

Nagala soo xiriir WhatsApp:
πŸ‘‰πŸ½ +252612253334
πŸ‘‰πŸ½ +25261 2253332

08/12/2025
01/12/2025

HORMARI NIDAAMKA SHAQADA SHIRKADAADA / HEYADAADA

Waxaan bixinay in ka badan 20,000 saacadood oo tababaro la xiriira dhinacyada kala duwan ee ganacsiga Soomaliyeed tobankii sano ee tagtay

πŸ‘https://bravo.so

_________

➜ Eeg koorsooyinka kale: https://learn.somvato.com/collections/courses
Kala soco barnaamijyadeena luuqadda boggan gaarka u ah:

https://learn.somvato.com/collections/english

YOUTUBE:https://www.youtube.com/
TIKTOK: https://www.tiktok.com/

Nagala soo xiriir WhatsApp:

πŸ‘‰πŸ½ +252612253334
πŸ‘‰πŸ½ +252612253332

25/11/2025

πŸ‘‹πŸ½FINAL CALL: Ku Biir Fasalka Cusub Maanta - English Intermediate B1 Level

Waxaa furan ku biirista fasalka heerka dhexe luuqadda - English Intermediate B1 Level

Waxaa lagu biirayaa arday soo dhameysatay English A2 Level iyadoo la galayo imtixaan lagu hubinayo heerkaaga marka h**e

Ku biirista fasalka waxa ay ku egtahay bishan November 25, insha Allah

Hadii aad daneynesid fadlan halkan uga biir liiska ardayda adigoo buuxinaya shuruudaha ku biirista ee ku xursan formkan:

πŸ‘‰πŸ½ https://cohort.somvato.edu.so/register.php
_____

Akriso macluumaad dheeri ah oo ku aadan nidaamkeena casriga ah ee barashada luuqadda:
https://somvato.edu.so/cohortenglish/

La xiriir ikhyaarta Somvato wixii suaalo ah: +252612253334

Address

Adani Tower 2, Makkah Almukarramah
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BRAVO Consulting posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to BRAVO Consulting:

Share