Dhool Business Company

Dhool Business Company Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhool Business Company, Wholesale & Supply Store, Holwadaag-Bakaaro, Mogadishu.

28/01/2024

Mar walba oo aad xaragooto waxaad dareemaysaa daganaan nafta ah iyo qadarin dadka kale.
kusoo dhawaada Dhool Business Company.

09/01/2024
Bismillaah..Waxaa idinkugu bishaareynaynaa Dhamaan Ganacsatada Soomaliyeed, inaan idiin furnay Ganacsi baahi weyn  loo q...
22/11/2023

Bismillaah..

Waxaa idinkugu bishaareynaynaa Dhamaan Ganacsatada Soomaliyeed, inaan idiin furnay Ganacsi baahi weyn loo qabay kaaso oo ah
Dhool Business Company oo ah shirkad soo saarta Labiska Dumarka sidoo kale na waxay bixinaysaa adeeg Jumlo iyo Tafaarikh ah.
Adeegyada aan bixinno waxey gaarsiisan yihiin
dhamaan Dalka iyo Guud ahaan caalamka

Xarumaha shirkada waxaan idinkaga furnay Dubai,United Arab Emirates
Muqdisho,Somalia.

Waxaad kula kulmi doontaan in ka badan filashadiina insha allah.
Naga soco oo follow soo dheh
Dhool Business Company


BismillahDhool Business Company waxay bixinaysaa adeeg jumlo ah bixinta dharka dumarka noocyadiisa kala duwan adeega shi...
21/11/2023

Bismillah
Dhool Business Company waxay bixinaysaa adeeg jumlo ah bixinta dharka dumarka noocyadiisa kala duwan adeega shirkada dhool business wuxuu gaari doonaa dhamaan gobalada dalkeena iyo guud ahaan caalamka.
Xarumaha shirkada waxay ku kala yaalaan Dubai United Arab Emirates iyo muqdisha somalia.
Waxaad kula kulmi doontaan in ka badan filashadiina insha allah.


Bakaaro
Dubai

Kusoo dhawow Dhool Business CompanyDhool waa company soo saara Labiska Dumarka Jumlo Iyo Tafaariikh, Gaar Ahaan Cabaayad...
20/11/2023

Kusoo dhawow Dhool Business Company

Dhool waa company soo saara Labiska Dumarka Jumlo Iyo Tafaariikh, Gaar Ahaan Cabaayadaha ugu casrisan uguna tayada sareeya xiligan.



Kusoo dhawow Dhool Business Company...Dhool waa company soo saara Labiska Dumarka Jumlo Iyo Tafaariikh, Gaar Ahaan Cabaa...
20/11/2023

Kusoo dhawow Dhool Business Company...

Dhool waa company soo saara Labiska Dumarka Jumlo Iyo Tafaariikh, Gaar Ahaan Cabaayadaha ugu casrisan uguna tayada sareeya xiligan.



Address

Holwadaag-Bakaaro
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhool Business Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share