Geo Khartoum Laboratory and Consultant

Geo Khartoum Laboratory and Consultant Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Geo Khartoum Laboratory and Consultant, Consulting Agency, Taleeh, Hodan, Mogadishu.

Maanta waxaa Xarunta Dhexe ee Geo Khartuum lagu qabtay tababar muhiim ah oo ku saabsan Project Management, kaas oo ay ka...
23/06/2026

Maanta waxaa Xarunta Dhexe ee Geo Khartuum lagu qabtay tababar muhiim ah oo ku saabsan Project Management, kaas oo ay ka faa'iideysteen xubnaha kala duwan ee kooxda Geo Khartuum.

Tababarkan waxaa si hufan u soo diyaarisay una fududeysay shirkadda Wehel Consultancy and Development Firm , iyadoo lagu xoojinayo xirfadaha maamulka mashaariicda iyo horumarinta waxqabadka shaqaalaha.

Waxaan aaminsanahay in maalgashiga aqoonta iyo tayeynta shaqaalaha ay yihiin furaha guusha

Geo-Khartoum Laboratory & Consultant, oo ku takhasustay adeegyada hubinta tayada dhismaha, baaritaannada carada (geotech...
20/04/2026

Geo-Khartoum Laboratory & Consultant, oo ku takhasustay adeegyada hubinta tayada dhismaha, baaritaannada carada (geotechnical), tijaabinta qalabka dhismaha, iyo kormeerka mashaariicda, ayaa heshiis Is-afgarad (MoU) la saxiixatay Jamhuriya University of Science and Technology, oo ka mid ah jaamacadaha hormuudka u ah dalka.

Waxaa madasha saxiixa is-afgaradka qayb ka ahaa madaxda sare ee shirkada GeoKhartoum Laboratory and Consultant (GKLC) oo uu hogaaminayay Agaasimaha Guud ee shirkadda Eng. Bashir Moallim, iyo Sidoo kale Maamulka sare ee Jamhuriya University of Science and Technology (JUST), oo uu hogaaminayay Guddoomiye Ku-xigeenka dhanka Waxbarashada Eng. Abdirisaaq Warsame Abdulle.

Heshiiskani waxa uu dhisayaa iskaashi istiraatiiji ah oo diiradda saaraya tababarrada xirfadeed, internships, cilmi-baaris wadajir ah, iyo is-weydaarsiga aqoonta, si loo xoojiyo isku xirka u dhexeeya waxbarashada iyo warshadaha.

Address

Taleeh, Hodan
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geo Khartoum Laboratory and Consultant posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share