Saedof Online Shoping

Saedof Online Shoping Page kan wxa ka heli doontaa shoping qiimo jaban tayadiisana aad mahdin doontid i.a

Asc macaamiisha sharafta leh wxa dhawaan ina soo gaari doona badeeco cusub oo kabo (rag iyo dumar) ah iyo dhar rageed ee...
22/07/2024

Asc macaamiisha sharafta leh wxa dhawaan ina soo gaari doona badeeco cusub oo kabo (rag iyo dumar) ah iyo dhar rageed ee isha ku haaya halkaan
Wixii warbixin dheeri ah nagala soo xariir numberka whatsappka profileka saaran

23/05/2021

Asc wll halkaan wa ka heli doontaan dhawaan badeecooyin kala duwan taas oo meel kasto oo soomaaliya ka tirsan laguugu keeni doono sida ugu dhaqsiyaha badana aad ku heli doontaan inshaa allaqh

Waa diyar
17/05/2021

Waa diyar

22/01/2017

Waa Mid ka mid ah Buugaagta Dugsiga Sare ee Ku qornaa Afka Soomaaliga oo ay Diyaarisay Wasaaradii H**e ee Dowladii Maxamed Siyaad bare Waa Buuga Kimistari Fasalka Labaad 2 Dugsiga Sare pdf,  Waxaa Kuu Soo bandhigay Waa Soojeede.com. Fadlan Gaarsii dadka kale Si ay uga faa’idaan. Share

22/01/2017

Waa Mid ka mid ah Buugaagta Dugsiga Sare ee Ku qornaa Afka Soomaaliga oo ay Diyaarisay Wasaaradii H**e ee Dowladii Maxamed Siyaad bare Waa Buuga Fisikis Fasalka Labaad 2 Dugsiga Saree pdf, Waxaa Kuu Soo bandhigay Waa Soojeede.com. Fadlan Gaarsii dadka kale Si ay uga faa’idaan. Share

22/01/2017

Waa Mid ka mid ah Buugaagta Dugsiga Sare ee Ku qornaa Afka Soomaaliga oo ay Diyaarisay Wasaaradii H**e ee Dowladii Maxamed Siyaad bare Waa Buuga Bayoloji – Fasalka Labaad 2 Dugsiga Sare (1984) Pdf. Waxaa Kuu Soo bandhigay Waa Soojeede.com. Fadlan Gaarsii dadka kale Si ay uga faa’idaan. Share

06/01/2017

ma tahay maseerow ama maseerey jcl inuu guul gaaro/gaarto mase is weydiisay wxa kuu diiday inaad malab heshid oo aad noqotid shiniille aan shinidiisa ku dhibtoon mase leedahay hadaf shiniile oo wanaagsan si ninka aad videogan ku arki doontaan hadaay jawaabaheena dhamaan ay haa yihiin mxaa inoo diiday in aan fikirkeena fulintiisa bilawno dunidan aad arkeyso wx walbo waa ibilaw iina adkeyso inigaa is dhameystirayeee

Please Abowe/Abaayo like iyo shareba waa dhankiina ciddii wx ay nala wadaagto heysana sidii horay loo ssoo dhaweyey ha usoo dhawaato ayaaan leeyahay

Address

Meka Al Mukarama Street
Mogadishu

Telephone

+252615601260

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saedof Online Shoping posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Saedof Online Shoping:

Share