Bari.sanaag state news

Bari.sanaag state news Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bari.sanaag state news, Mogadishu.

08/02/2026
08/02/2026

Xoogaga Gaarka ee Guutada 5aad eeciidanka Federalka Somalia iyo Galdogob Bari.sanaag state news

06/12/2025

Ciidamadii ugu badna ayaa lagu wada in tababar loogusoo xiro Degmada Baran kuwaasoo lagu wado inlagaga hor tago Maleeshiyad MJ oo isku dayaya inay ciidankaan kala furfuraan si danoohoodu ugu adeegaan

Bari.sanaag state news @

Salax iyo Naji Al jacfarawi waa laba wiil oo walaalo ah mid shalay ayaa lagu dilay Qasa dhexdeeda koox Yhudu ay taageert...
13/10/2025

Salax iyo Naji Al jacfarawi waa laba wiil oo walaalo ah mid shalay ayaa lagu dilay Qasa dhexdeeda koox Yhudu ay taageerto ayaa dishay lkn isla markiiba waxay Hm ku dadaashay in walaalki lagu daro raaca u horeeya ee maxaabiiska lasoo daynayo waana ku guulaysatay Mash allh ゚viralシviralシfypシ゚viralシalシ

13/10/2025

2sano oo iska caabin ah guul ayey ku dhamaatay..... Sikastoo laga xoog wayn yahay hadaad gobonimo ku dhaadatid aakhirka ada guusha helaya

13/10/2025

Heeshiiska k**a dabaynta ahaa ee Qaza ayaa la sixiixi doonaa Saacadaha nagusoo aadan iyadoo D. Trump uu gaaray Telviv lagana sugayo inuu kusoo noqdo Sharma Sheikh si loo dhameeyo dheshiiska lagu Khasbay Yhuda
゚viralシviralシfypシ゚viralシalシ

09/10/2025

Aduunka ayaa laga soo dhaweeyey nabada Qasa iyo Esriil ayadoo la filayo in isninta bilowdaan wada nabada ee Bariga dhexe

Iran iska joojisay GPS ree galbeed iyadoo u wareegtay xaga Shinahq .Taasoo ka dhigan ree galbeedku ma arki karaan dhaqdh...
09/10/2025

Iran iska joojisay GPS ree galbeed iyadoo u wareegtay xaga Shinahq .

Taasoo ka dhigan ree galbeedku ma arki karaan dhaqdhaqaqa ka socda gudaha wadankaasi iyo adeegyada internet oo uu ku xiranyahay GPSka.
Waa guul wayn oo ka saaraysa gumaysiga ree gal beedka ゚viralシviralシfypシ゚viralシalシ

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bari.sanaag state news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share