Mohamed Dacad

Mohamed Dacad Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mohamed Dacad, Lobbyist, Mohamed Dacad, Mogadishu.

07/03/2024

Degmada Kuntu waarey iyo
Kumaandoska
Follow isodhaha asxpey plz šŸ™šŸ¼ ā¤ļø

06/03/2024
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo booqday garoonka Aden Cadde ayaa amray in degdeg loo fasaxo duulimaadyadaRa’iisul Wasaaraha Xu...
06/03/2024

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo booqday garoonka Aden Cadde ayaa amray in degdeg loo fasaxo duulimaadyada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka jawaabaaya cabashooyinka shacabka Soomaaliyeed ee ku aaddanaa garoonka dayaaradaha Aden Cadde ayaa booqasho deg deg ah ku tagay garoonka halkaasi oo kula kulmay shacabkii dayaaradaha sugayay, oo uu ka dhageystay cabashooyinkooda.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku amray wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Maamulka Garoonka iyo Shirkadaha Dayaaradaha inay si deg deg ah u qaadaan dadka rakaabka ee sugayay safaradooda.
Ra’iisul Wasaaraha oo kula hadlayay qaar ka mid ah rakaabka hoolka garoonka ayaa sheegay in dowladdu ay ka xuntahay dib u dhaca iyo culeyska ku yimid safaradooda, isaga oo ballanqaaday in arrintan oo kale aanay dib u soo laaban doonin.

06/03/2024

Dil toogasho ah ayaa lagu xukumay, Sayid Cali oo lagu helay inuu xaaskiisa dilay.

Funaanadaan waa Caan ee isku Day in aad Garatid Qofka iska Leh  šŸ˜€
06/03/2024

Funaanadaan waa Caan ee isku Day in aad Garatid Qofka iska Leh šŸ˜€

Dil Toogasho Ah ayaa lagu xukumay Sayiid Cali
06/03/2024

Dil Toogasho Ah ayaa lagu xukumay Sayiid Cali

Address

Mohamed Dacad
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Dacad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category