Muqdisho-Cabudwaq Traval Agancy

Muqdisho-Cabudwaq Traval Agancy SAMATA BIXIYAHA BULSHADA
UNA TAAGAN DANTA DADKA & DALKA

06/11/2025
06/11/2025
24/10/2025
Sawiradda Airport-ka labaad ee ugu weyn Somaliya oo Caabudwaaq laga hirgaliyay Runtii waa Hormar iyo isku tashi bulsho w...
24/10/2025

Sawiradda Airport-ka labaad ee ugu weyn Somaliya oo Caabudwaaq laga hirgaliyay Runtii waa Hormar iyo isku tashi bulsho waana arin Bogaadin mudan si lamid ah dekeda Garacad

Masha allah hormar wacan reer galmudug soo dhaha🙏❤💯

24/10/2025

Dab ka Dhacay Number Afar

30/03/2024

War deg deg ah; Dowladda Puntland ayaa Aqoonsigii iyo Kalsoonidii kala laabatay Hay’addaha dawladda Federaalka, inta laga helayo hannaan dastuur dhamaystiran oo Soomali heshiis kuwada tahay,Puntland-na qeyb ka tahay.👁️🇸🇴

Dhammaan masuuliyiinta Federaalka ayaana loo adeegsaday madax h**e, oo dawladnimadii lagu doortay katalaabsaday, sida ay sheegayaan go’aanada soo wajahan.👁️🇸🇴

Tani waxay ka dhigan tahay in ay Puntland adeegsatay mid kamid ah qodobada dastuurkeeda oo u ogolaanaya u dhaqanka sidii dawlad madax banaan.👁️🇸🇴

Address

Mogadishu

Telephone

+252614274100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muqdisho-Cabudwaq Traval Agancy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Muqdisho-Cabudwaq Traval Agancy:

Share