Danab power bank station

Danab power bank station Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Danab power bank station, Business Center, Mogadishu.

Danab waa shirkad bixisa adeeg jaajar oo casri ah , Haka walwalin soo qaadista jaajarkaada Markad usocoto goobaha nasiinada sida maqaayadaha iyo Hotelada anaga ayaa kaaga horeena

11/08/2026

Nala wadaga meme ama sawir marka mobile kaga garo 1% adoo beel public eh joogo.

01/08/2026

Danab powerbank waa xaqabtiraha bahidaada marka kaa Damon mobile ka adigoo meel public joogo

Fadlan markii aad ka dhamaysato isticmaal ka, mudada loogu talagalay ku celi.
27/07/2026

Fadlan markii aad ka dhamaysato isticmaal ka, mudada loogu talagalay ku celi.

22/07/2026

Fadlan markii aad isticmal kaga ka dhamaysato danab powerbank, ha uga tagin miiska ee ku celi mashiinka!

Nasiib wanaag, qof saadaasha saxay waa la waayay!
20/07/2026

Nasiib wanaag, qof saadaasha saxay waa la waayay!

🔥 TARTAN SAADAAL AH! ⚽🏆Saadaali natiijada ciyaarta Final-ka ee Koobka Adduunka ee u dhaxaysa Spain 🇪🇸 vs Argentina 🇦🇷 oo...
18/07/2026

🔥 TARTAN SAADAAL AH! ⚽🏆
Saadaali natiijada ciyaarta Final-ka ee Koobka Adduunka ee u dhaxaysa Spain 🇪🇸 vs Argentina 🇦🇷 oo ku guuleyso abaal marin lacageed oo dhan $10

Si'aad uga mid noqoto guuleystaha buuxi shuruudaha hoos ku xusan:

1- Like saar Post-ga
2- Share gareey Postigaan si uu u gaaro saaxiibadaa
3- Follow soo dheh page ka Danab power bank
4- Kaliya hal jeer bixi saadasha kulanka

FG: Qof walbo wuxuu xaq u lee yahay inuu bixiyo kaliya hal jeer saadaashiisa, wixii intaas ka badan waxay noqon doonaan wax qilaafsan shuruudaha.

🌿 Jumco Wanaagsan🤍🤲 Alle SWT ha inaga dhigo maanta kuwa uu cafiyey, ka raalli noqday, dambigoodana u dhaafay, Naartana k...
17/07/2026

🌿 Jumco Wanaagsan🤍

🤲 Alle SWT ha inaga dhigo maanta kuwa uu cafiyey, ka raalli noqday, dambigoodana u dhaafay, Naartana ka xarrimay, Jannadana u qoray. Aamiin.
اللهم في يوم الجمعة اجعلنا ممن عفوت عنهم، ورضيت عنهم، وغفرت لهم، وحرمت عليهم النار، وكتبت لهم الجنة.*

✨ Jimcuhu waa maalin fadli, barako iyo naxariis badan leh. Aynu ka faa'iidaysanno annagoo badinayna:
• Ducada 🤲
• Istighfaarka 🤍
• Salaadda Nabiga Maxamed ﷺ

Jumco Wanaagsan dhammaan Muslimiinta. Alle ha inaga aqbalo camalkeenna. Aamiin. 🌸

08/07/2026

Maxa samaysaa marka uu mobile kaagu gaaro 1% adigoo meel public ah joog?

Nasiib wacan Dhamaan Ardayda Soomaaliyeed ee u fariisanaysa Imtixaanka Fasalka 12-aad.Alle ha idiin fududeeyo, hana idin...
25/06/2026

Nasiib wacan Dhamaan Ardayda Soomaaliyeed ee u fariisanaysa Imtixaanka Fasalka 12-aad.
Alle ha idiin fududeeyo, hana idinku guuleeyo dadaalkiinii iyo habeenadii aad waxbarashada u hurteen.
Guul iyo Mustaqbal Wanaagsan! 📚✨

Meequ Marayaa Mobile Kaaga Battery-giisa!? Comment Noogu reeb !!
23/06/2026

Meequ Marayaa Mobile Kaaga Battery-giisa!? Comment Noogu reeb !!

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Danab power bank station posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share